Dabley ka tirsan kooxda Alshabab ayaa weerar ku qaaday xarun ay ciidamada aamniga Muqdisho ak sameysteen xaafadda Xamar-jadiid ee magaalada…
Browsing: Muqdisho
Wasiirada Warfaafinta maamul Goboleedyada Jubbaland, Galmudug iyo Hirshabeelle ayaa ka hor yimid shir ay qabanqaabisay wasaaradda warfaafinta oo maanta ka…
Bandhig faneed muran badan hareeyay ayaa xalay ka dhacay Magaalada Muqdisho, kaasoo ay dhigtay fanaannada lagu magacaabo Kiin Jaamac oo…
Maamulka Gobolka Banaadir ayaa ku dhawaaqay inuu dib u bilaabanyo Canshuur ururinta Guryaha ki yaalla degmooyinka G/banaadir oo la bilaabay,…
Wasaaradda Aamniga Xukuumadda Soomaaliya ayaa sheegtay iney ciidamada amniga caasi,adda acanta ku dhigeen rag amni darro ka waday magaalada Muqdisho.
Xildhibaan C/risaaq Cumar Maxamed oo hore u soo noqday wasiirka Amniga dowladii hore ayaa si buuxda u taageeray bandhig faneedyada…
Dowladda Imaaraadka Carabta ayaa ku jirta geedi ay uga baxeyso magaalada Muqdisho, iyadoo ka qaadaneysa gaadiid kala duwan iyo Qalab…
Ciidamada amniga iyo koox ka tirsan Alshabaab ayaa galabta ku dagaalamay xaafadda Carafaat ee degmada Yaaqshiid, magaalada Muqdisho.
Wasaarada Diinta Iyo Awqaafta Xukuumadda Soomaaliya ayaa sheegtay inay tallaabo sharci ah ka qaadeyso Hoteelo la sheegay in lagu sameeyo…
Hay’adda Culimada Soomaaliyeed ayaa digniin kasoo saartay Bandhig faneed lagu qabanayo magaalada Muqdisho, iyadoo ku baaqday in la joojiyo.
Wararka laga helayo duleedka magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in askar ka tirsan ciidamada milateriga lagu dilay degaanka Ceelasha Biyaha.
Telefishanka RTN ee xaruntiisu tahay magaalada Nairobi ayaa warbixin ka diyaariyay xaaladda ay ku sugan tahay magaalada Muqdisho iyo xilligan…
Maareeyaha Dekedda weyn ee Magaalada Muqdisho Axmed Maxamed Maxamuud (Washington) ayaa sheegay in muddadii Sanadka ahayd ee uu maareeyaha ka…
Xildhibaan Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqay inuu u sharaxan yahay xilka Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka…
Dowladda Qtrar ayaa maamulka Gobolka Banadir ugu deeqday Basaska waaweyn ee dadweynaha qaada oo gaaraya 30, iyadoo lagu wareejiyay Maamulka…
Wararka naga soo gaaraya magaalada Magaalada Muqdisho, ayaa sheegaya in koox Bistoolad ku hubeysan ay toogasho ka geysteen ka soo…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in dowladda Imaaraadka ay joojisay shaqadii Isbitaalka Sheekh Zaid ee degmada Shingaani ee…
Xaalad cakiran iyo qas ayaa ka dhex taagan ciidamadii Imaaradku tababarray ee magaalada Muqdisho, kuwaasoo maanta ay fasaxeen Saraakiishii Imaaraadka…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in dil qorsheysan uu caawa ka dhacay magaalada, kaasoo ah kii labaad ee…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegay in koox hubeysan ay toogasho ku dishay Sarkaal ka tirsanaa ciidamada Booliska Soomaaliyeed.
