Qiso naxddin leh ayaa ka dhacay magaalada Muqdisho, kadib markii ay haweeney isku daldashay degmada Yaaqshiid ee magaalada Muqdisho.
Browsing: Muqdisho
Shir ay yeesheen Maamulka Gobolka Banaadir iyo hay’adaha amniga ayaa laga soo saaray amarro ku saabsan gaadiidka sumad la’aanta ah…
Ciidamada Amniga ayaa gacanta ku soo dhigay koox Burcad ah oo la sheegay inay si xirfadeysan u dhici jirtay dadka ku…
Shirka 7-aad Caalamiga ah ee Culimada Suufiyadda Adduunka ayaa maanta ka furmay magaalada Muqdisho.
Wasaaradda amniga gudaha ayaa war kasoo saartay arrin qabsatay wararka magaalada Muqdisho oo ku saabsan haween cirbado sumeysan u adeegsaday…
Nin fal dil ka geystay Xaafadda Tokyo ee Degmada Yaaqshiid, G/banaadir ayay gacanta ku dhigeen ciidamada Booliska.
Wasiiru Dowlaha waddanka Ingiriiska u qaabilsan Ciidamada Qalabka Sida Mudane Mark Lancaster oo booqasho ku jooga Muidsho ayaa booqday ciidamada…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya inuu dagaalka socdo xaafada Silliga ee Degmada Wadajir ee Gobolka Banaadir Dadka degaanka…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in dib loo furay wadooyinkii xirnaa ee xalay saqdii dhexe loo xiray kulanka…
Wasaaradda Amniga xukuumadda Soomaaliya ayaa war kasoo saartay xaaladda amniga Muqdisho, iyadoo beenisay in ciidamada xaslinta ka guureen Isgoysyada Muqdisho.
Isbedel ku sameysay Ciidamadii ku sugnaa isgoysyada ku yaala Magaalada Muqdisho, iyadoo laga qaaday ciidamadii NISA ee xasilinta, laguna bedelay…
Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa weli wada howlgal ay ku kala xireen isku socodka Waddooyinka ugu mashquulka badan ee magaalada…
Ra’iisul wasaaraha xukumadda Soomaaliya oo ay wehliyaan Wasiirka amniga Maxamed Abuukar Islow, agaasimasha hay’adda nabad-sugidda iyo sirdoonka Qaranka, ayaa Xalay saqdii dhexe…
Madaxweynaha Dowlada Fedraalka Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa kulan kale xalay kula yeeshay Xarunta Madaxtooyada.
Duqii hore ee Muqdisho Taabit Cabdi Maxamed ayaa ka hadlay dagaalo shaar qabiil huwan oo shalay iyo xalay ka dhacay…
Weerarroloo adeegsaday Gawaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay ayaa duhurkii maanta ruxay laba goobood oo ka tirsa magaaalada Muqdisho.
War hadda soo dhacay ayaa sheegay in Qarax labaad uu goor dhoweyd ka dhacay magaalada Muqdisho, gaar ahaan isgoyska Banaadir.
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa qarax is-miidaamin ah oo xilliga Duhurnimo ee salaadihii Jimcaha maanta ka dhacay magaalada Muqdisho.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegay inuu qarax xoog leh ka dhacay agagaarka Isgoyska KM 4 ee magaalada Muqdisho.
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa kala qaaday Ciidamo qaab beeleed dagaal udhex maray oo kawada tirsan Dowladda, kuwaasoo isku heyst dhil…
