Waxaa saakay la xieay wadooyinka magaalada Muqdisho ee caasimadda Somaliya, iyadoo sababta loo xiray ay ka duwan tahay arrimihii hore…
Browsing: Muqdisho
Shirka Goloha Wasiiradda ee Xakuumadda Federaalka Soomaaliya oo shir-goddoomiyay Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa looga hadlay Xaalada…
War hadda oo dhacay ayaa sheegaya inuu Qarax goor dhoweyd ka dhacay magaalada Muqdisho ee caasimadda ah.
Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cismaan (Jawaari) ayaa shir jaraa’id oo uu goor dhow qabtay ku beeniyay eedo ay…
Taliyaha ciidamada AMISOM iyo ciidamo uu wato ayaa goor dhoweyd gaaray xarunta Baarlamaanka Soomaaliya iyadoo ka saaray ciidamadii taabacsanaa Guddoomiye…
Waxaa xarunta Baarlamaanka ee Muqdisho ku sugan xildhibaanno kooban oo u badan kuwa taageersan guddoomiyaha Baarlamaanka iyadoo markii saaka gudaha…
Wararkii ugu danbeeyay xarunta Baarlamaanka Soomaaliya ee magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in guddoomiyaha Baarlamaanka Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari iyo ku…
Ciidamo hubeysan oo taabacsan guddoomiye kuxigeenka labaad ee Baarlamaanka Mahad Cabdalla Cawad ayaa la sheegay inay galeen qeybta sare ee…
Talisyada ciidamada qalabka sida ee dalka ayaa wadajir u soo saaray war-saxaafadeed ku saabsan xaalada dalka iyo sugidda ammaanka iyadoo…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in saaka xilli hore ay xarunta Baarlamaanka oo lagu balansan yahay inuu ka…
Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in ciidamo fara badan la dhigay caawa magaalada iyadoo la xiray wadooyinka…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helayaa Qarax caawa ka dhacay degmada Wadajir, gaar ahaan xaafadda Dan-wadaagta.
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya inuu qarax ka dhacay magaalada Muqdisho, kaasoo jugtiisa laga maqlay qeybo ka mida caasimadda.
Kulan degdeg ah ayaa xarunta Madaxtooyada Somalia ee Muqdisho uga socda Guddiga Amniga Qaranka, iyadoo uu shir huddoominayo madaxweyne Maxamed…
Wararka laga helayo degmada Kaaraan ee magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in dadweynaha xaafad ka tirsan degmadaasi ay arkeen maydka qof…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in shaqaale badan ay ku dhinteen Dhisme ku soo dumay agagaarka isgoyska KM…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in koox hubeysan ay toogasho ku dileen haweeney rayid ah.
Iyadoo xiisadda ka dhalatay Mooshinkii xil ka qaadista ee Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya soo taagneyd ilaa bartimihii Maarso 2018 ayaa arrimaha…
Magaalada Muqdisho ayaa waxaa ku dhashay ilmo mucjiso ah oo u eg laba qof oo isku dhegan, iyadoo uu leeyahay…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in askari ka tirsan ciidamada dowladda Soomaaliya uu qof shacab ah toogasho ku…
