Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Ciidamo ka tirsan Dowladda Soomaaliya iyo dabley hubeysan oo u abaabulan qaab beeleed…
Browsing: Muqdisho
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in ciidamo ka wada tirsan ay ku dagaallameen xaafado ka mida degmooyinka Gobolka…
Waxaa salaadii Jimcaha kadib magaalada Muqdisho ka dhacay bannaanbax looga horjeedo madaxweynaha Mareykanka Donald Trump oo ku dhawaaqay in magaalada…
Bannaanbaxyo waaweyn oo looga soo horjeedo go’aankii madaxweynaha Mareykanka ee in magaalada barakeysan ee Qudus ay ahay caasimadda Yuhuudda ayaa…
Tallaabada ay qaaday Dowladda Soomaaliya oo garab ka heleyso Beesha Caalamka waxaa looga hortagi karaa Musuqmaasuqa, iyadoo ay horey u…
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Taabit Cabdi Maxamed ayaa mar kale ku baaqay in Gobolka Banaadir uu yeesho…
Laba shir oo caalami ah oo midkiiba maalin yahay oo ku saabsan Soomaaliya ayaa shalay iyo maanta lagu qabtay caasimadda…
Waxaa la sameeyay isku aadka tartanka Kubadda cagta labaad ee maamul Goboleedyada iyo G/banaadir. Xulalka maamul Goboleedyada ayaa soo wada…
Wadooyinka magaalada Muqdisho ayaa maalintii labaad xiran iyadoo ciidamo fara badan ay ku sugan yihiin, kuwaasoo diiday isu socodka dadka…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegay inuu qarax gaari ka dhacay magaalada oo maanta xaalad amni ku jirtay.
Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa kulankooda uga doodaya dib ugu noqoshada iyo wax ka bedelka xeer hoosaadkooda.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in waddooyinka muhiimka ah ee caasimadda la xiray arrimo ammaan dartood.
Waxaa si lama filaan ah u sii korortay tirada dadka ku dhintay qarixii Soope, kadib markii guddiga gurmad uu soo…
Bandhig bille ah oo xukuumadda Soomaaliya ku soo bandhigto ayaa xalay lagu qabtay magaalada Muqdisho.
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta soo gaaray Magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in isbedel lagu sameeyay xaaladda amniga caasimadda iyadoo howolgallo baaritaan oo xoog leh…
Qoys ay dhul isku heystaan caruurta madaxweynihii hore ee Soomaaliya ayaa sheegay in dhulka ku yaalla degmada Wadajir la siyaasadeeyay.
Dabkey hubeysan oo loo maleynayo inay Alshabaab ka tirsan yihiin ayaa maanta dil khaarijin ah ka fuliyay magaalada Muqdisho.
Tartankii ciyaaraha maamul Goboleedyada oo lagu waday inuu ka dhaco magalaada Kismayo ayaa laga wareghay magaaladaasi arrimo farsamo dartood.
Ciidamada Booliska, qeybta denbi baarista ayaa howlgalkii ugu balaarnaa ka fulisay magaalada Muqdisho.
