Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in dabley hubeysan ay toogasho ku dileen haweeney ka tirsaneyd ciidamada Booliska.
Browsing: Muqdisho
Wafdi uu hoggaaminayo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa goor dhow dalka dib ugu soo laabtay kadib safari shaqo uu ku…
Kooxda dhalinyaradda la baxday Gurmad Qaran oo curatay kadib markii uu dhacay qarixii sababay musiibadii qaran ee ka dhacay isgoyska…
Faahfaahin dheerad ah ayaa ka soo baxday Dagaal ku bilooday qarax oo Alshabaab ay saaka la beegsaday Ciidamada AMISOM oo…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in iska hor imaad uu dhex maray cidiamo ka wada tirsan kuwa dowladda…
Ehalada nin shalay lagu dhex dilay saldhiga Booliska degmada Heliwaa ee magaalada Muqdisho ayaa diiday inay aasaan meydka iyagoo dalbaday…
Hal arday ayaa ku dhintay, laba kalena dhaawac ayaa kasoo gaaray oo midkood xaaladiisu liidato kadib markii ay rasaas ku…
Markii magaalada Muqdisho ay lasoo deristay murugadii weyneyd ee qaraxii Isgoyska Soope 14-kii Oktoobar 2017, ayna boqolaal qof noqdeen wax…
Isu socodka dadka iyo gaadiidka ayaa maanta dib loo furmay Isgoyska Soobe ee magaalada Muqdisho.
Xukuumadda Soomaaliya ayaa Caawa shaacisay qasaaraha qaraxii Mudisho ee ka dhacay 14-kii Oktoober Igsgoyska Zoobe.
Qarax ayaa goor dhoweyd ka dhacay agagaarka Restaurant Karmel, degmada Hodon ee magaalada Muqdisho.
Sida dowladda Soomaaliya ay sheegtay, ugu yaraan 281 qof ayaa ku dhimatay in kabadan 300 oo kalena way ku dhaawacmeen…
Bannaanbax duco ah ayaa salaadii Jimcaha kadib ka dhacay Isgoyska Soope ee magaalada Muqdisho, halkaasoo dad boqolaal ah ay kulan…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in gaari nooca raaxada ah uu ku qarxay duleedka Muqdisho.
Lix maalmood kaddib qarixii lagu halaagsamay ee ka dhacay isgoyska Soobe ee magaalada Muqdisho, waxaa weli socda gurmadka loo fidinayo…
Wararka laga helayo Magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in haweeney sidatay Bistoolad ay toogasho ku dishay oday caan ka ahaaa xaafadda…
Waxaa soo baxaya faahfaahin ku saabsan sidii ay ugu suuragashay is-miidaamiyihii isku qarxiyay isgoyska Soope inuu Gaari weyn oo lagu…
Wasaaradda Amniga gudaha ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa loogu baaqay inay furo wadooyinka xiran ee Muqdisho si ciriiriga looga yareeyo wadooyinka…
Gudoomiyaha Gobolka Banaair ahna Duqa Muqisho Thaabit Cabi Maxamed ayaa maanta si rasmi ah ugu dhawaaqay in Isgoyska KM 5…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in meydad hor leh maanta laga helay dhismooyinka ku dhow isgoyska Soope ee…
