Musiibo, Disaster, Kaarithah; waa dhacdo ka hor-tageeda iyo xalkeedu uu ka baaxad-wenyahay awooda Qof ilaa Qaran, waxaana loo qeybiyaa 3…
Browsing: Muqdisho
Maamulka Gobolka Banaadir ayaa dib u dhis ku bilaabay wadadda laamiga ahayd ee ku burburtay qarixii weynee 14-kii bishan ka…
Ra’iisal wasaarihii hore ee Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke ayaa ka hadlay qarixii qasaaraha badan geystay ee Muqdisho.
Guddoomiyaha G/Banaadir Taabit Cabdi Maxamed ayaa qaatay go’aan uu magaca uga bedelayo Isgoyska KM 5 ee Zoope, isagoo magac kale…
Dowladda Qatar ayaa mashruuc soconaya saddex bilood oo lagu caawinayo dadkii ku waxyeeloobay qarixii Muqdisho ka furtay magaalada Muqdisho.
Dowlad Goboleedka Puntland ayaa maanta gaarsiisay magaalada Muqdisho diyaarad sida gurmad daawo iyo dhakhaatiir saaka looga direy magaalada Garowe, waxaana…
Waxaa Bamka loo adeegsaday Qaraxii Soope lagu qiyaasay 500 -2000 kgr (laba tan), kaasoo la mida Bamkii loo adeegsaday qarixii Safaaradda…
Bannaanbax looga horjeedo qarixii Muqdisho iyo kooxda Alshabaab ayaa hadda socda magaalada Muqdisho, iyadoo kumanaan qof ay ka qeyb galayaan.
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa shaaciyay ciddii ka dambeysay weerarkii is-midaaminta ahaa ee Sabtidii 14-ka Oktoobar ka dhacay magaalada…
Dowladda Soomaaliya ayaa la shaaciyay xilliga ay soo bandhigeyso warbixin weerarkii Qaraxa ahaa ee 14-kii bishan kadhacay Magaalada Muqdisho.
Kumanaan qof oo bannaanbaxaya ayaa hareeyay jidadka magaalada Muqdisho, iyagoo qaarkood ay rabshado abuuraan.
Maalintii shanaad ee Qarixii Muqdisho oo geystay qasaarihii ugu badnaa abid ee ka dhaca Soomaaliya ee dalalka ka hooseeya saxaraha…
Wadooyinka waaweyn ee caasimadda Muqdisho ayaa maanta xiran iyadoo la filayo inuu magaalada ka dhaco bannaanbixii ugu weynaa ee loogu…
Is-miidaamiyihii geystay qarixii weynaa ee Isgoyska KM 5 ee magaalada Muqdisho ayaa la sheegay inuu ahaa askari hore uga tirsanaa…
Maalin Sabti ah 14 bishaan ayay ahayd markii weerar argagixiso oo taariikhda Soomaaliya aan horay usoo marin lagu qaaday Hoteelo,…
Ugu yaraan 300 qofood ayaa la xaqiijiyay inay ku dhinteen tiro kelana dhaawac ayaa kasoo gaaray kadib markii Baabuur la…
Warar kala duwan ayaa kasoo baxay goobta loogu taloglay in lagu qarxiyo gaarigii weynaa ee qaraxa laga soo dhaamiyay, kaasoo…
Qarixii weynaa ee dadka badan galaaftay, kaasoo casirkii Sabtidii ee 14-ka Oktoobar ka dhacay Isgoyska KM 5 ee magaalada Muqdisho,…
Gaari weyn oo laga shakiyay ayaa yaalla agagaarka Ceelgaabta, magaalada Muqdisho iyadoo muddo ku dhow saacad uu xiran yahay Jidka…
Wali waxaa socda hawlaha gurmadka ee lagu samato bixinayo dadkii tirada badnaa ee ku waxyeeloobay qarixii 14-kii bishan ka dhacay…
