Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Saturday, June 6
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»Banaadir»WAR CUSUB: Is-miidaamiyihii geystay Qarixii Soobe wuxuu ahaa askari ka goostay Ciidamada dowladda

    WAR CUSUB: Is-miidaamiyihii geystay Qarixii Soobe wuxuu ahaa askari ka goostay Ciidamada dowladda

    October 17, 20172 Mins Read Banaadir
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Is-miidaamiyihii geystay qarixii weynaa ee Isgoyska KM 5 ee magaalada Muqdisho ayaa la sheegay inuu ahaa askari hore uga tirsanaa ciidamada Dowladda Fedreaalka.

    Sida ay qortay  The Guardian ee kasoo baxday magaalada London  askarigan  ayaa ka goostay 5 sano ka hor ciidamada dowladda kuma biiray Alshabaab, wuxuuna falkan u geystay aargoosi weerarkii ay ciidamada dowlada ku qaadeen deegaanka Bariire.

    Jariirada ayaa sheegtay inay soo xigtay saraakiil ka tirsan NISA oo baaritaanka kiiskan wada, waxayna ku doodeysaa in weerarku ku socday garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho.

    Ninka is-miidaamiyaha ahaa ayaa la rumeysan yahay inuu ka soo jeedo degaanka Bariire ee Gobolka Shabeelaha Hoose, ayna kicisay dilkii ciidmada Soomaaliya ka geysten degaankaasi oo saldhig u ahaa Alshabaab.

    Alshabaab ayaa weerar culus ku qaaday Degaanka Bariire oo dib u qabsatay iyadoo halkaasi ku dishay tobanaan ciidamada dowladda Soomaaliya ka tirsan, xilligaas oo Afhayeenka Alshabaab uu sheegay inay ugu aargudeen dadkii lagu laayay Bariire, waxayna arrintan shaki gelineysaa in weerarkii Soope uu ahaa aargudasho labaad.

    Mas’uuliyiin ka tirsan dowlada ayaa waxaa ay u sheegeen wargeyska in labada baabuur ee qaraxa ka dambeysay loo maleynayo  in ay ka soo tageen deegaanka Bariire, isla markaana milkiilaha baabuurka weyn uu ka soo jeedo deegaankaas haatan la xirey oo su’aalo la weydiinayo.

    Dowladda Soomaaliya ayan weli wax war ah kasoo saarin baaritaanka Kiiskan oo ah kii ugu weynaa ee gudaha Soomaaliya dad badan lagu dilo, taasoo keentay in wararka ku saabsan baaritaanka xogaha la dusinayo lagu jaha wareero.

    Is-miidaamiyihii Soope Muqdisho Qarax Qaraxii Soope Top
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleXildhibaan Mahad Salaad: Xasuuqii Zoope su’aalo badan ayaa kasoo laabtay! [Qormo kulul oo Siyaasadeysan]
    Next Article Xildhibaan ka mida Baarlamaanka Soomaaliya oo ku geeriyooday dalka India

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo