Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helay Qarax uu fuliyey qof is-miidamin ah oo Galabta ka dhacay Magaalada Muqdisho.
Browsing: Muqdisho
Dilal qorsheysan oo kala duwan ayaa ka dhacay axafado ka tirsan magaalada Muqdisho, iyadoo ay ka mid yihiin saraakiil ka…
Diyaarad ay leedahay Shirkadda Diyaaradaha Turkish Airlines oo shalay baaqatay ayaa maanta ka degatay Garoonka caalamiga ah ee diyaaradaha ee…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helayaa sababaha keenay in magaalada Muqdisho laga celiyo diyaarad siday agaasimihii hore ee hay’adda NISA…
Wararka laga helayo dalka Djibouti ayaa sheegaya in diyaaradda Turkish Airlines ee saaka la filayey inay ka degto magaalada Muqdisho…
Wasaaradda Howlaha Guud ee xukuumadda Federaalka ayaa war kasoo saartay dhulkii maanta ay laba ciidan ku dagaalameen ee degmada Hodon…
Afhayeenka ciidamada Booliska ayaa ka hadlay dagaal saaka ka dhacay magaalada Muqdisho, gaar gaan agagaarka Isgoyska Banaadir, Degmada Hodon ee…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa dagaal laba ciidan oo ka wada tirsan askarta dowladda ku dhex maray magaalada Muqdisho.
Taliyaha ciidanka Booliska Soomaaliya Jeneraal Cabdi Xasan Xijaar ayaa faahfaahin ka bixiyay Shirkii shaki badan laga muujiyey oo ay yeesheen…
War kasoo baxay Maamulka Gobolka Banaadir ayaa lagu dalbaday in maamulka Isbitaallada waaweyn ee kala ah Jazeera iyo Yardimeli muddo…
Dilal kala duwan ayaa saacadihii ugu danbeeyay ka dhacay magaalada Muqdisho, iyadoo lagu dilay askar ka tirsan ciidamada Dowladda.
Waxaa caawa magaalada Muqdisho ka dhacay fal ay Ciidamada amniga ku toogteen nin dabley oo la sheegay in looga shakiyey…
Toddobaadkan waxaa magaalada Muqdisho iyo duleedkiisa lagu dilay askar iyo saraakiil ka tirsan ciidamada dowladda oo aanay wax War ah…
Maxkamadda Darajada 1aad ee Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya ayaa xukun 15 sano oo xarig ah ku riday Nin la…
Shirka Golaha wadatashiga Qaran ee Doorashooyinka ayaa Muqdisho lagu soo gababeeyay, iyadoo laga soo saaray war-murtiyeed.
Shirka Wadatashiga Qaran ee Doorashooyinka ee Muqdisho ayaa galay maalintii labaad, iyadoo caqabado badan ay horyaallaan Doorashada Dadban ee qeyb…
Waxaa xarunta Afisyooni ee magaalada Muqdiaho maanta ka furmay Shirka Golaha Wadatashiga Qaran oo maalmo dib u dhacay.
Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka ayaa la shaaciyey inuu Sabtida 21-ka Agoosto, 2021 ka furmayo xarunta Xalane ee magaalada Muqdisho.
Qarax ayaa goor dhoweyd ka dhacay caasimadda Muqdisho, kaasoo jugtiisa laga maqlay qaar ka mida degmooyinka Gobolka Banaadir.
Askari ka tirsan ciidamada dowladda ayaa lasoo weriyey in maanta lagu dilay degaanka Xoosh, degmada Dharkeynley ee magaalada Muqdisho.
