Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in goor dhoweyd qarax lala beegsaday guddoomiyaha Degaanka Garasbaalley ee magaalada Muqdisho.
Browsing: Muqdisho
Xubnaha Golaha Midowga Mushariixinta ayaa shirkii ugu horeeyay oo toos ah uga socdaa magaalada Muqdisho, kadib muddo ay ku shirayeen…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa dil saaka ka dhacay xaafadda Gubta ee degmada Deyniile, kaasoo ay geysteen ciidamo ka…
Wiil dhalinyarro ah oo dhowaan lagu dilay magaalada Muqdisho ay qoyskiisa sheegeen inuu weli ku jiro Qaboojiyaha, isla markaana aanay…
Maamulka Gobolka Banaadir ayaa howlgal lagu burburinayo dhismaayinka laga dhistay hareeraha Wadooyinka ka sameeyay Jidka Maka Almukarama ee magaalada Muqdisho.
Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa loogu yeeray inuu ku hor yimaado madaxweynihii hore ee maamulka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare.
Dowladda Kenya ayaa dhisme cusub oo safaaradeed ka furatay magaalada Muqdisho, iyadoo xiriika labada dal uu galay marxalad cusub.
Maamulka degmada Dharkeynley ee Gobolka Banaadir oo uu guddoomiyaha ka yahay Guhaad Sheekh Xasan ayaa dadka ku nool degmadaasi ku…
Nabadoon Maxamed Xasan Xaad ayaa ka hadlay xaaladda gabadha maqan ee ka tirsaneyd Hay’adda NISA Ikraan Tahliil Faarax, isagoo eedeyn…
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Cumar Maxamed Maxamud (Filish) ayaa sheegay in markii xilka loo magacaabay la qabtay dad la sheegay inay…
Taliska Booliska magaalada Muqdisho ayaa joojiyey dhisma ka socday goob Hotel ah oo la sheegay inay leedahay Wasaaradda Warfaafinta oo…
Xog cusub oo dhereaad ah ayaa kasoo baxeysa kiiska maqnaanshaha Ikraan Tahliil Faarax oo ahayd gabar ka tirsan saraakiisha Hay’adda…
Maamulka Gobolka Banaadir ayaa ka noqday fasax la siiyey shaqaalaha Gobolka Banaadir oo maanta u bilowday munaasabadda Ciidul Adxaa awgeed.
Dabley Burcad ah ayaa xalay toogasho ku dishay wiil dhalinyaro ah oo dhowaan ka qalin jebiyey mid ka mida jaamacadaha…
Alshabaab ayaa sheegatay mas’uuliyadda dilka Agaasime Wasaaradeed ay sheegtay inuu ka tirsanaa xukuumadda Federaalka.
Hooyo Soomaaliyeed oo degan dalka Turkiga ayaa ka codsatay Madaxda Dowladda Soomaaliya inay gacan k siiyaan sidii loo heli lahaa…
Alshabaab ayaa sheegatay mas’uuliyadda qarax is-miidaamin ahaa oo lala beegsaday taliyaha ciidamada Booliska Gobolka Banaadir Faarax Maxamuud Qaroole.
Qasaare dhimasho iyo dhaawac ah ayaa ka dhashay qarax weyn oo saaka lala beegsaday Taliyaha Booliska Gobolka Banaadir.
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helayaa qarax weyn oo magaalada Muqdisho ka dhacay, kaasoo ahaa mid loo adeegsadya Gaari laga…
Qarax ayaa goor dhoweyd ka dhacay magaalada Muqdisho, gaar ahaan degmada Hodon, agagaarka isgoyska Banaadir.
