Koox burcad ah ayaa xlaya agaalada Muqdisho ku dishay wiil dhalinyaro ahaa oo dhowaan ka qalin jebiyey mid ka mida…
Browsing: Muqdisho
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helayaa Qarax miino oo xalay ka dhacay meel u dhow goob laga ilaaliyo Madaxtooyada Sooamaliya,…
Mid ka mida isbitaallada Caasimadda Muqdisho ayaa lagu daweeyay wiil dhalinyaro ah oo SUN u cabay gabar uu jeclaa oo…
Madaxweynayaasha JUbbaland Axmed Maxamed Islaam iyo Puntland Siciid C/llaahi Deni ayaa si weyn loogu soo dhoweeyay magaalada Muqdisho oo ay…
Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa ciidamadii ugu badnaa oo ilaalo ah u diray magaalada Muqdisho, kuwaasoo ku hubeysanaa hubka…
Waxaa si weyn loo adkeeyay amniga magaalada Muqdisho, iyadoo saaka la xiray wadooyinka muhiimka ah ee gala, kana baxa Xarunta…
Hay’adda Duulista Rayidka Dowladda Soomaaliya ayaa shaacisay cilad ku dhacday diyaarad ay leedahay Shirkadda Turkish Airlines oo siday dad gaaraya…
Wararka laga helayo Madaxtooyada Soomaaliya ayaa sheegaya in madaxda saddexda maamul Goboleed ee Galmudug, K/Galbeed iyo Hirshabeelle laga reebay shirka…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helay qarax goor dhoweyd laga maqlay magaalada Muqdisho, iyadoo la sheegay in Miino la dhigay…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Koox hubeysan ay toogasho ku dishay nin Nabadoon ah xaafad ka tirsan…
Faahfaahin dheeraad aha ayaa laga helayaa qarax saaka ka dhacay magaalada Muqdisho oo lala beegsaday mid ka mida guddoomiyeyaasha degmooyinka…
Ciidamo ka tirsan Milateriga Soomaaliya ayaa maqribkii Caawa rasaas ku furay Isgoys mashquul badan oo ku yaalla magaalada Muqdisho.
Qarax ayaa goor dhoweyd ka dhaay Magaalada Muqdisho, gaar ahaan isgoyska Trebuunka ee degmada Hodon.
Waxaa Isbitaalka Digfeet ee magaalada Muqdisho ku geeriyootay Faa’isa Ibraahin Yuusuf (Faaisa Beela) oo ahayd fanananad dhaawac culus ka soo…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa lag helayaa qarax iyo weerar toos ah oo lagu qaaday Hotelka Elite ee xeebta Liido, degmada…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxaysa qarax lala beegsaday Gaari oo ka dhacay magaalada Muqdisho, iyagoo qaraxa laga malqay xaafado…
Waxaa magaalada Muqdisho lagu soo gagabeeyay Shirka wasiiradda Maaliyadda Dowladda Federaalka iyo Dowlad Goboleedyada dalka oo uu wehliyo Maamulka Gobolka…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya dabley hubeysan ay xalay weerar ku qaadeen bar ay ciidamada amniga ku leeyihiin…
Shirweynihii Beelaha Mudullood oo intii u dhaxeysay 3-6 Ogost 2020, ka dhacay magaalada Muqdisho ayaa maanta lasoo gabagbeeyay, iyadoo laga…
Laba sano kadib waxaa maanta dib loo furay Hotel Saxafi International oo ay weeraro iyo qaraxyo ka dhacay sababeen inuu…
