Diiwaangelinta Mushrixiinta u taagan xilka madaxweynaha Soomaaliya ayaa goor dhoweyd soo xirantay iyadoo ay isu diiwaan geliyeen laba musharax oo…
Browsing: Musharax madaxweyne
Madaxweynaha xilka haya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gelinkii dambe ee maanta iska xaadiriyay xarunta Villa Baydhaba ee Guddiga Doorashada si…
Maalintii labaad ee diiwaangelinta musharixiinta xilka madaxweynaha Soomaaliya ayaa lagu wadaa inay maanta shahaadooyinkooda qaataan musharixiin caan ah.
Afar musharax oo ka tirsan Mushrixiinta xilka madaxweynaha Soomaaliya ayaa is diiwaan geliyay maalintii ugu horeysay ee la furay diiwaangelinta…
Musharixii ugu horeeyay ayaa saaka iska xaadiriyay xafiiska Villa Hargeysa ee Guddiga Doorashada Madaxweynaha Soomaaliya si uu isku diiwaan geliyo.
Isbedel weyn ayaa ku yimid xildhibaanada iyo qaabka doorashada kadib markii Baarlamaanka cusub ay soo galeen tiro badan oo ka…
Musharaxa xilka Madaxweynaha Soomaaliya Bashiir Raage Shiiraar ayaa soo bandhigay qorshihiisa waxqabad haddii loo doorto xilka Madaxweynaha.
Qorshihii dowladda Imaaraadka Carabta ku dooneysay inay saamey weyn ku yeelato Doorashada madaxtinimo ee Soomaaliya ayaa mudgdi sii gelaya iyadoo…
Musharaxa Madaxweyne Xasan Sheekh maxamuud oo ka mida musharaxiinta u taagan xilka hogaanka sare ee dalka ayaa balanqaad cusub u sameeyay…
Ra’iisal wasaarihii hore ee xukuumadii KMG ahayd ahna Musharax madaxweyne Maxamed C/llaahi (Farmaajo) ayaa shaaciyay waxa uu uga duwan yahay…
Ganacsade caan ah ayaa maanta magaalada Muqdisho uga dhawaaqay inuu u taagan yahay xilka madaxweynaha Soomaaliya.
Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa difaacay go’aanada Madasha Qaran ee arrimaha Doorashooyinka.
Lix ka mida musharixiinta xilka Madaxweynaha Soomaaliya ayaa Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ugu baaqay inuu soo farageliyo Doorashooyinka Soomaaliya.
Ganacsade doonaya inuu maalgasho xilka ugu sareeya Soomaaliya ayaa si rasmi ugu dhawaaqay maanta inuu yahay musharax u taagan xilka…
Madasha Qaran ayaa isla gartay in si weyn loo xakameeyo musharixiinta fara badan ee isu taagan xilka madaxweynaha Soomaaliya.
Mid ka mida musharixiinta xilka madaxweynaha Soomaaliya oo taageerayaal badan ku leh Soomaaliya ayaa la filayaa inuu ugu danbeyn tago…
Musharax Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa farriin Video ah uu soo diray ku sheegay inuu musharax u yahay dadka Soomaaliyeed oo…
Sawirrada musharrixiinta madaxweynenimada Soomaaliya ayaa ka muuqda boodhadhka Muqdisho. Haddayna bulshadu u codaynaynin maxay isku xayaysiinayaan?
