Wasiiru dowlaha Wasaaradda Ganacsiga Xukuumadda Federalka Soomalaiya C/casiis Xasan Maxamed (Lafta Gareen) ayaa maanta ku dhawaaqay inuu iska casilay xilka…
Browsing: Musharax
Waxaa saaka magaalada Muqdisho ka bilaabatay diiwaangelinta musharixiinta u taagan xilka Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya iyadoo ay soo baxeen musharixiin cusub…
Xildhibaannada wasiirada ah ee isu soo sharxay xilka Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa xaalad culuska soo wajahday xilalkooda kadib markii Guddiga…
Iyadoo uu sii xoogeysanayo ololaha doorashad guddoomiyaha Baarlamaanka ayaa waxaa magaalada Muqdisho ka socda shirar ay leeyihiin musharixiinta u taagan…
Iyadoo ay sii kordhayaan musharixiinta u taagan xilka guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa waxaa musharaxnimadiisa shaaciyey Taliyihii hore ee Ciidanka Booliska Soomaaliyeed…
Iyadoo ay sii kordhayaan musharixiinta u taagan xilka guddoomiyaha Baarlamaanka ayaa waxaa waxaa musharaxnimadiisa shaaciyay wasiirkii saddexaad ee ka tirsan…
Xildhibaan Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqay inuu u sharaxan yahay xilka Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka…
Iyadoo lagu dhex jiro laba toddobaad oo la doonayo in lagu soo doorto Guddoomiye cusub oo bedela guddoomiyihii Baarlamaanka Soomaaliya…
Iyadoo uu soo dhammaaday khilaafkii ka dhashay mooshinkii Guddoomiyaha Baarlamaanka Maxamed Sheekh Cismaan (Jawaari) ayaa waxaa durba soo bilowday ololaha…
Waxaa durba soo baxay musharixiin dhowr ah oo shaaciyey inay u taagan yihiin xilka Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya oo uu iska…
Isbedel siyaasadeed la yaab leh ayaa ka dhacay doorashada Soomaaliya kadib markii Madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo uu magacaabay Ra’iisal wasaare…
Mid ka mida musharixiintii xilka madaxweynaha oo ah ganacsade ayaa si aan la fileyn isu soo sharxay xilka Ra’iisal wasaaraha…
Mid ka mida musharaxiinta Madaxweynaha Soomaaliya ayaa shaaciyay in lacago laaluusha ay lagu qeybinayo hoteelada iyo guryaha qaar ka mida…
Musharaxa Madaxweyne Xildhibaan Cabdulqaadir Cosoble Cali oo ka mid ah musharixiinta ugu miisaanka culus ee tartanka doorashada Madaxweynaha Soomaaliya ayaa…
Iyadoo ay ka harsantahay in ka yar 48 sacadood doorashada madaxtinimada ee Soomaaliya ayaa waxaa soo if baxaaya saadaalo kala…
Musharixiiin shirar uga socdeen magaalada Muqdisho ayaa ku heshiiyay qorshe ay doonayaan inay ku galaan doorashada madaxweynaha ee Arbacada dhaceysa.
Mid ka mida musahrixiinta u taagan xilka madaxweynaha ayaa wacdarro ka dhigay labada aqal ee Baarlamaanka isagoo jeediyay khudbad la…
Khudbaddii Musharax Cosoble oo saameyn weyn abuurtay khudbaddii uu ka horjeediyey musharax madaxweyne Cabdiqaadir Cosoble Cali Baarlamaanka Federalka Soomaaliya waxay…
Xildhibaanada Labada gole ee baarlamaanka Federaalka ayaa ku kacay inay u kala xagliyeen musharixiinta xilka madaxweynaha ee Soomaaliya.
Mid ka mida mussharxiinta u tagaan xilka madaxweynaha ayaa maqaal ku saabsan xaalada Doorashada Soomaaliya ku qoray wargeys ka soo baxaya…
