Guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Mursal Sheekh iyo ku-xigeenka koowaad C/weli Ibraahim Muudey ayaa lagu casuumay shirka Musharixiinta xilka Madaxweynaha ee…
Browsing: Musharixiinta madaxweynaha
Shirka Musharixiinta xilka Madaxweynaha Soomaaliya ee maalintii afraad ka socda magaalada Muqdisho ayaa waxaa khadka Internet-ka ee ZOOM-ka uga qeyb…
Musharixiinta u taagan xilka Madaxweynaha oo shirkooda magaalada Muqdisho maanta la soo gabagabeynayo ayaa iska dhex doortay guddoomiye xogheyn iyo…
Shirka musharixiinta xilka Madaxweynaha Soomaaliya ee maalintii saddexaad maanta la filayey in las oo gabagabeeyo ayaa dib u dhacay, iyadoo…
Madaxweynaha Galmudug Cabdi Axmed Kaariye (Qoorqoor) ayaa dhexda uga jira xaalad adag oo kasoo wajahday musharixiinta Madaxweynaha ee kasoo jeeda…
Wararka laga helayo magaalada Nairobi ayaa sheegaya in musharixiinta xilka Madaxweynaha ee mucaaradka ay ku soo jeedaan caasimadda Muqdisho, iyagoo…
12 Musharax oo u taagan xilka madaxweynaha Soomaaliya ayaa soo saaray qoraal ay go’aan uga qaateen ka qeybgalka Doorashada Soomaaliya…
12 Musharax oo ka mida musharixiina u taagan xilka madaxweynaha Soomaaliya ayaa qaadacaya iney ka qeyb noqdaan Doorashada 2020/2021, taasoo…
Qaar ka mida musharixiinta xilka madaxweynaha kula tartamay Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa bilaabay abaabul cusub oo ku saabsan…
Waxa sii kordhaya mushrixiinta isu diiwaan gelinaya tartanka madaxweynaha Soomaaliya iyadoo maalintii labaad gelinkeeda hore ay shahaadooyinkooda qaateen musharixiin cusub.
Musharixiin u taagnaa xilka madaxweynaha Soomaaliya ayaa lagu wadaa inay ka haraan tartanka kadib markii laba musharax ay durba ka…
Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa digniin u diray Musharixiinta u taagan xilka Madaxweynaha, isagoo u sheegay inay ilaaliyaan jadwalka Doorashada.
Warsaxaafadeedkii ugu dambeeyay ee ay Beesha Caalamku kasoo saartay doorashooyinka Soomaaliya ayaa si adag looga digay
Iyadoo ay xowli ku socoto ololaha doorashada madaxweynaha Soomaaliya ee aan la ogeyn xilliga la qabanayo ayaa waxaa sii kordhaya…
DAAWO: Musharixiinta Xilka Madaxweynaha Somaliya iyo Baasaboorada Ajnabiga ee ay wataan
Musharixiinta, madaxweyne ee 2016, waxaa ka mid ah: Xasan Sheikh Maxamuud, Sheikh Sharif Sheikh Axmed, Sharif Xasan Sheikh Aden, Cabdi-weli…
