Waxaa maanta la qabanqaabinayaa shirkii labaad oo ay leeyihiin Ra’iisal wasaaraha xukuumadda xilka sii heysa Maxamed Xuseen Rooble iyo Midowga…
Browsing: Musharixiinta
Shirka Ra’iisal wasaaraha xilka sii haya Maxamed Xuseen Rooble iyo Midowga Musharixiinta ku yeesheen Hotelka ku dhex yaalla Garoonka Aadan…
Safaaradda Ingiriiska Soomaaliya mowqif aan la fileyn ka qaatay bannaanbaxa ay ku dhawaaqeeen Musharixiinta mucaaradka, isagoo ayaa welwel ka muujisay…
Midowga Musharixiinta Madaxweynaha ayaa qoraal ay u direen Wakiilada Beesha Caalamka ku faahfaahiyey mowqifkooda sida xal loogu helo karo khilaafka…
Safaaradda Mareykanka ee Muqdisho ayaa shaaciyey war ku saabsan Doorashada Soomaaliya ee la isku mari la’ yahay, kadib markii uu…
Golaha Midowga Murashaxiinta ayaa cambaareeyay go’aanka ay Xukuumadda Federaalka ku sheegtay qabashada Doorasho hal dhinac ah oo aan loo dhammeyn.
Midowga Musharaxiinta xilka Madaxweynaha ayaa ka digay Heshiisyo Qarsoodi ah oo ku saabsan Sahminta shidaalka, Baarista iyo Qodista oo ay…
Waxaa caawa magaalada Muqdisho ka dhacaya kulan looga hadlayo ‘Xiliga kala guurka iyo xaaladda siyaasadeed ee dalka’, kaasoo ay soo…
Musharixiinta xilka Madaxweynaha ee sameystay Golaha ay ku mideysan yihiin ayaa tartan adag kula jira Madaxweyne Farmaajo oo ay kala…
Golaha Midowga Musharaxiinta ayaa magacaabeen saraakiil u qaabilsan dhinaca Amniga, kadib shir ay maanta ku yeesheen caasimadda Muqdisho.
Midowga Musharixiinta Xilka Madaxweynaha Soomaaliya ayaa war kasoo aaray go’aankii xukuumadda Soomaaliya hoos ugu dhigtay xiriirka xiriirka dalka Kenya, iyagoo…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Musharaxiinta xilka Madaxweynaha uu goor dhow shir degdeg uga furmi doono caasimadda.
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Mursal iyo guddoomiye kuxigeenka koowaad ee Golaha Cabdiweli ibraahim Muudeey ayaa caawa lagu soo dhoweeyay shirka…
Shirar is-daba joog ah ayaa caawa ka socda magaalada Muqdisho, iyadoo musharixiinta xilka madaxweynaha ee mucaaradka ah ay u diyaar…
17-November 2014-kii, 396-(Saddex boqol, lixdan iyo sagaal)-Ergo ayaa codkooda dhiibtay si ay u doortaan Madaxweynaha Koonfur Galbeed, Shariif Xasan Sheekh…
Waxaa magaalada Muqdisho ka socda diyaargarowga Doorashada guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo maanta ka dhaceysa xarunta baarlamaanka, waxaana xildhibaannada ay…
Waxaa maalintii labaad xarunta Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ka socda khudbad jeedinta musharaxiiinta u taagan xilka Guddoomiyaha Baarlamaanka.
Musharixiinta isbedel doonka ee ku mideysnaa doorashada madaxweynaha ka hore isbaheysiga xisbiyada Soomaaliyeed ayaa dalbaday in loogu noqdo xukuumadda uu…
Iyadoo ay is gurayaan saacadaha ka harsan doorashada Madaxweynaha Soomaaliya ayaa waxaa sii xoogeysanaya ololaha Doorashada iyo isbedeladda dhacay waqtiga…
Inta badan madaxweynayaasha maamulada dalka ayaa ku sugan magaalada Muqdisho iyagoo ku howlan ololaha doorashada madaxweynaha Soomaaliya.
