Guddiga doorashooyinka jamhuuriyadda iskeed ugu dhawaaqday madaxbnaannida ee Somaliland ayaa shaaciyay in Muuse Bixii oo ku guuleystay doorashadii madaxtinnimada Somaliland…
Browsing: Muuse Biixi
Guddiga Doorashada Somaliland ayaa goor dhoweyd ku dhawaaqay natiijadii doorashada madaxweyne ee maamulkaasi, iyadoo la shaaciyay madaxweynaha ku guuleystay doorashada.
Guddiga doorashooyinka jamhuuriyadda iskeed madax banaanida ugu dhawaaqday ayaa maanta la filayaa in ay ku dhawaaqaan natiijada doorashadii madaxtinimo ee…
Wararka laga helayo magaalada Hargeysa ayaa heegaya in Xisbiga mucaaradka ah ee Wadani uu mar kale ka baxay wada-shaqeyntii uu la…
Muse Biixi Cabdi gudoomiyaha xisbiga talada haya Somaliland, ahna murashaxa jagada madaxweynaha ee xisbiga Kulmiye wuxuu ku dhashay miyiga Hargeysa…
Gobollada Maamulka Somaliland ayaa maanta looga dareeray doorashada madaxweynaha dalkaasi oo ay ku loolamayaan saddex musharax.
Guddoomiyaha xisbiga talada haya ee Kulmiye Muuse Biixi Cabdi ayaa goor dhoweyd loo doortay musharaxa xisbiga Kulmiye ee jagada madaxweynaha Somaliland…
