Guddoomiyihii hore ee Gobolka Gedo Cismaan Nuur Xaaji Macalimuu ayaa shaaciyey in maanta laga celiyey garoonka diyaradaha magaalada Muqdisho, isagoo…
Browsing: NISA
Qorshaha khaarijinta Ikraan Tahliil waxa soo maleegay Fahad Yaasiin iyo Kulane Jiis, fulintiisana waxaa u xilsaarnaa Yaasiin Farey!.
Xog cusub oo dhereaad ah ayaa kasoo baxeysa kiiska maqnaanshaha Ikraan Tahliil Faarax oo ahayd gabar ka tirsan saraakiisha Hay’adda…
Xildhibaan Amina Maxamed Cabdi oo ka mida mudanayaasha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa ka hadashay kiiska gabadha Ikraan Tahliil Faarax ee…
Mugdi ayaa hareeyey kiiska Gabar 23 sano jir ah oo lagu magacaabo Ikraan Tahliil Faarax, kadib markii la waayey 26-kii…
Hooyo Soomaaliyeed oo degan dalka Turkiga ayaa ka codsatay Madaxda Dowladda Soomaaliya inay gacan k siiyaan sidii loo heli lahaa…
Warar dheeraaad ah ayaa kasoo baxaya qorshe ay taageerayaasha Maxamed Farmaajo ku doonayaan in musharixiin ay wataan kusoo baxaan liiska…
Maleeshiyo ka tirsan Alshabaab ayaa magaalada Muqdisho ku dilay sarkaal ka tirsan Hay’adda Sirdoonka Soomaaliya ee NISA.
Shaqaaqo dhalisay gacan-ka-hadal ayaa ka dhacay Gudaha Garoonka Diyaaradaha Muqdisho oo la sheegay inay gacanta isula tageen ciidamo ka tirsan…
Horjoogayaal muhiim ah oo Alshabaab u qaabilsanaa Qaraxyada ka dhaca Muqdisho ayaa la ogaaday inay dhinteen siyaabo kala duwan.
Xildhibaan ka tirsan Golaha shacabka Baarlamaanka Federaalka ayaa shaaciyey in ciidamada Sirdoonka iyo Nabadsugidda ay Gurigiisa ka hor istaageen oo…
Xildhibaannada uu gudoomiyaha Baarlamaanka waqtigiisu dhammaaday ka joojiyey kulamada Baarlamaanka ayaa shaaciyey in ciidamada xarunta Barlamaanka la keenay ay ahaayeen…
Faahfahain dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa Qarax xoog leh oo lala beegsaday Gaadiid ay la socdeen ciidamada Nabadsugidda maamulka Galmudug.
Guddoomiyihii Gobolka Gedo ee xilka laga qaaday Cismaan Nuur Xaaji (Macalimow) ayaa xilka ku wareejiyey qaab aan la fileyn, kadib…
Musharaxa xilka Madaxweynaha Daahir Maxamuud Geelle ayaa kashifay sababta ay musharixiinta u shaacin waayeen Liiska xubnaha ka mida Sirdoonka NISA…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helayaa weerar koox bistoolado ku hubeysan ay maanta ka fuliyeen magaalada oo lagu dilay xubno…
Koox dabley ah oo bistoolado ku hubeysan ayaa goor dhoweyd weerar ka fulisay xaafadda Buundooyinka degmada Waaberi ee magaalada Muqdisho.
Waxaa maanta baraha bulshada qabsaday Nin shacab ah oo Bistoolad ku hubeysan, kaasoo rasaas kor ugu riday dhowr qof oo…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in ciidamo ka tirsan Hay’adda Nabadsuggidda ee NISA ay xiraan weriiyeyaal soo tebin…
Taliyaha Sirdoonka Talyaaniga ayaa magaalada Muqidsho kula kulmay dhiggiisa Soomaaliya, kadib socdaal rasmi ah oo uu maanta caasimadda Soomaaliya ku…
