Kulankii 15-aad oo ka mida Kalfadhiga 7aad ee Baarlamaanka Federaalka ayaa ka furay xarunta Villa Hargeysa ee magaalada Muqdisho.
Browsing: Baarlamaanka
Waxaa kulankii labaad magaalada Muqdisho ku yeeshay Guddoomiyaha iyo guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Golaha Shacabka iyo madaxweynayaashii hore ee…
Kulankii Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa goor dhow ka furmay xarunta Villa Hargeysa ee magaalada Muqdisho.
Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh ayaa Xeerkii metalaadda Gobolka Banaadir u bedelay Qaraar, una kala diray xukuumadda iyo…
Xildhibaannada Golaha Shacabka Baarlamaanka Federalka Soomaaliya ayaa maanta ansixiyey Xeerkii ugu danbeeyay ee dhammeystirka Doorashada oo ahaa ‘Asteynta Kuraasta’.
Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa maanta oo Isniin ah loogu yeeray kulan ka mida kalfadhiga 7-aad oo ka dhici doona Xaruntooda…
Kulankii Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa goor dhoweyd cod loo qaaday xeerkii metalaadda Gobolka Banaadir, iyadoo loo ansxiyey inuu 13 xubnood…
Waxaa furmay kulanka 9-aad Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo ka mida kalfadhiga 7-aad, iyadoo lagu waday in…
Iyadoo dood ku saabsan metelaadda G/Banaadir ee Aqalka Sare ay ka socoto Golaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa waxaa soo baxaya…
Wararka laga helayo Guddoonka Baarlamaanka Federaalka ayaa sheegaya inay maanta ka cabsi qabaan inuu qalalaase ka dhaco kulanka saddexaad ee…
Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Federaaalka ayaa guddoonka Golaha Shacabka u gudbiyey Mooshin ku saabsan meteladda Gobolka Banaadir ee Aqalka Sare.
Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa degdeg ku ansixiyay xeerkii labaad ee Doorashooyinka oo la xiriira Kuraasta Gobollada Waqooyi oo doodiisa ay…
Xildhibaannada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeelanaya kulan looga hadlayo ajendayaasha ugu culus ee xeerarka Doorashada.
Xildhibaan Xuseen Carab Ciise oo ka mida xildhibaannada Baarlamaanka Federaalka ayaa sheegay inuu sharci darro ahaa Guddiga labada Aqal ee…
Madasha Xisbiyada Qaran ee ay hoggaamiyaan madaxweynayaashii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed iyo Xasan Sheekh Maxamuud ayaa war kasoo…
Waxaa duhurnimaii furmay kulankii afraad ee Kaldhiga 7-aad ee Golaha Shacabka, iyadoo maanta looga doodayo Xererka qoondada Haweenka ee Doorashada…
Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka ayaa maanta bilaabaya dooda xeerarka dhammeytirka Sharciga Doorashada, kadib dib u dhac ku yimid.
Guddoonka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan isugu yeeray Xildhibaannada Golaha Shacabka, iyadoo la shaaciyey ajendaha kulanka.
Qoraal kasoo baxay shir ay maanta yeesheen Guddiga fulinta Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka ayaa loogu baaqay madaxda dowladda Federaalka,…
Kulan ay maanta yeesheen Guddiga Joogtada Golaha Shacabka Baarlamanka Soomaaliya ayaa maanta lagu go’aamiyey ajandaeyaasha ugu horeeya ee looga hadlayo…
