Guddiga joogtada ah ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan la qaatay guddiga joogtada ah ee Baarlamaanka maamulka Puntland.
Browsing: Baarlamaanka
Guddiga joogtada ah ee Golaha shacabka ayaa shirqool sharciyeed u diyaariyey xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka Dr. Axmed Cali Daahir…
Xildhibaan Mahad Maxamed Salaad oo ka mida xildhibannada mucaaradka u ah hoggaamka dowladda Soomaaliya ayaa sheegay inay dalbadeen dib u…
Guddoonka Baarlamaanka Soomaaliya ayaa la wareegay dabagalka xaaladda xildhibaannada lagu soo oogay dacwadda ee Xeer ilaalinta ay dalbatay in xasaanadda…
Xildhibaan Mahad Maxamed Salaad ayaa madaxweynaha Soomaaliya ku eedeeyay inuu ka danbeeyo warka kasoo baxay xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka…
Xeer ilaaliyaha Qaranka Somaliya Dr Axmed Cali Daahir oo shaaciyay in laba Xildhibaan oo ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya lagu bilaabayo…
Kalankuii ugu danbeeyay ee kalfadhiga labaad ee Golaha Shacabka ay yeesheen ayaa la soo xiray iyadoo Xildhibaannada Baarlamaanka ay galeen…
Guddoomiyaha Aqalka sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa si kulul u cambaareeyay, isla markaana dalbaday in la joojiyo shir uu qabanqaabinayo…
Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa goor dhow cod aqlabiyad leh ku meel mariyay Miisaaniyadda Dowladda 2018.
Dowladii hore ee uu madaxweynaha ka ahaa Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaan bixin mushaarkii xildhibaannada Baarlamaankii 9aad oo gaareysa 5…
Kulan ay maanta isugu yimaadeen Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya ayaa looga hadlay xaalada magaalada barakeysan ee Qudus.
Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta cod u qaaday ansixinta xubin cusub oo loo magacaabay inay ka mid noqoto Gudiga…
Qaar ka mida xildhibaanada Baarlamaanka ee saxiixay Mooshinka madaxweynaha Soomaaliya laga diyaarinayo ayaa la sheegay inay ka baxeen kadib markii…
Xildhibaannada Golaha shacabka Soomaaliya ayaa gelaya safax labo bilood ah, iyadoo gebi ahaan la hakinayo kalfdhiyadii Baarlamaanka Soomaaliya.
kulankaan uu shir Guddoomiye ka ahaa Guddomiyaha Golaha Shacabka Mudane Maxamed Sh.Cismaan Jawaari ayaa waxaa soo xaadiray mudanayaal gaaraya 159…
Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa kulankooda uga doodaya dib ugu noqoshada iyo wax ka bedelka xeer hoosaadkooda.
Dood dadweyne oo ku saabsan Miisaaniyadda dowladda ee 2018 ayaa goor dhow ka bilaabatay magaalada Muqdisho.
Guddiga Difaaca Baarlamaanka Soomaaliya ayaa booqday Saldhiga Dowlada Turkiga ee Magaalada Muqdisho.
Waxaa maanta magaalada Muqdisho ka dhacay kulan ay heshiis ku kala saxiixanayeen baarlamaanada Soomaaliya iyo kan Dalka Jabuuti,kaasi oo ku…
Guddiga Joogtada ah ee Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa maanta yeeshey kulankoodi caadiga ahaa, iyadoo uu shirka goobjoog ka ahaa…
