Xildhibaanada shacabka ayaa kulankooduu maanta uu ka furmay xaruntooda Muqdisho ayaa bilaabay ka doodista kiiska C/kariin Qalbi dhagax.
Browsing: Baarlamaanka
Xildhibaannadda Golaha Shacabka ayaa maanta mar kulan ka yeelanaya arrinta sarkaalka ONLF ee dowladda Soomaaliya ay u dhiibtay Itoobiya.
Shirkii Golaha Shacabka ee looga doodi lahaa arrinta sarkaalka ONLF ee dowladda Soomaaliya ay u dhiibtay Itoobiya ayaa lagu dhawaaqay…
Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa soo farageliyay kiiska muranka ka taagan yahay ee sarkaal ka tirsan ONLF ay dowladda…
Xildhibaan Mahad Maxamed Salaad ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay tallaabo uu sheegay inay xukuumadda ku hor istaagtay kulankii xildhibaanada…
Qorshe nooc cusub ah ayaa lagu baajiyay kulankii Baarlamaanka ee la filayay inuu maanta ka furmo xarunta Golaha Shacabka magaalada…
Kulankii Golaha Shacabka ee maanta oo lagu waday in looga doodo kiiska sarkaalka ONLF ee dowladda Soomaaliya ku wareejiyay Itoobiya…
Ololeyaal iska horjeeda oo ku saabsan Mooshin la qorsheynayo in laga diyaariyo xukuumadda Soomaaliya ayaa ka socda magaalada Muqdisho.
Guddiga joogtada ee Golaha Shacabka ayaa kulan ay maanta yeesheen ku go’aamiyay in kiiska C/kariin Qalbi dhagax doodiis laga furo…
Xildhibaanadii ugu horeeyay ee ka tirsan Baarlamaanka Federaalka ayaa taageeray go’ankii murakna badan dhaliyay ee xukuumadda Soomaaliya Itoobiya ugu gacan…
Xogheynta Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa shaaciyay xilliga uu dib u furmayo kalfadhiga Golaha shacabka.
Xildhibaan Maxamuud C/llaahi Abukaate oo ka tirsan Xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka ayaa ku eedeeay dowladda Soomaaliya ee xilligan jirta inay dhiirigelineyso…
Wasiirka Arrimaha dibadda Soomaaliya oo maanta hortegay Golaha shacabka Baarlamaanka Federaalka ayaa iska difaacay su’aalo badan oo lagu weydiiyay kulanka.
Sharcigan isgaarsiinta qaranka oo ka soo gudbey Wasiirrada iyo golaha shacabka, haatanna maraya aqalka sare, waxaa uu ka kooban yahay…
Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya ayaa laga gudbiyay mooshin loogu yeerayo inuu Golaha Shacabka hor tago.
Xildhibaanada Golaha Shacabka ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa goor dhoweyd ansixiyay sharci muddo dheer la isku hayay.
Wakiilka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay ee Soomaaliya Micheal Keating ayaa qoraal yaab leh oo faragelin ku ah Baarlamaanka Soomaaliya…
Xubnaha Golaha shacabka ee Soomaaliya ayaa maanta kulankoodii caadiga ahaa ee kalfadhiga labaad ku leh magaalada Muqdisho.
Mooshin la geeyo Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya kii ugu wanaagsanaa ayaa lagu wadaa in maalina beri ah doodiisa ka bilaabato…
Kulan ay maanta yeesheen xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka ayaa lagu meelmariyay Miisaaniyadda dowladd ee sanadka 2017 oo muran…
