Aqalka Sare ee Baarlamaanka ayaa ka horyimid go’aanka Aqalka Hoose uu ugu codeeyey in muddo aan ka badnayn laba sano…
Browsing: Baarlamaanka
Madaxweynaha muddo xileedkiisu dhammaaday Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa 4 daqiiqo kadib soo saaray qoraal uu kusoo dhaweeyey muddo kordhinta uu…
Wasiirka Amniga Maamulka Galmudug Axmed Macalin Fiqi ayaa bogaadiyey, soona dhoweeyay tallaabada uu qaaday Taliyaha Booliska Gobolka Banaadir Saadaq.
Xarunta Aqalka hoose ee Baarlamaanka Villa Hargeysa ayaa loo baahday in baaritaan lagu sameeyo, kadib shaki la sheegay inuu ka…
Wararka laga helayo caasimadda Muqdisho ayaa sheegaya in ciidamo badan caawa la dhigay wadooyinka gala Madaxtooyada Soomaaliya iyo xarunta Baarlamaanka.
Guddoonka Baarlamaanka ayaa Berri shir degdeg la isugu yeeray, iyadoo la sheegay in looga hadli doono Mooshin laga keenay Doorashooyinka…
SAAKAY MAXAA DHACAY… MAXAASE NALA GUDBOON?
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka xilligiisu dhammaaday Maxamed Mursal Sheekh ayaa dib uga noqonaya go’aankii uu 15 xildhibaan uga joojiyey fadhiyada…
Kulankii Golaha Shacabka ee ayaa qabsoomay maanta Duhurnimadii, kadib markii ciidamo badan la dhigay Wadooyinka ku xeeran madaxtooyada, lagana hor…
Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Federaalka ayaa shaaciyey in Gurigiisa hortiisa la dhigay ciidamada NISA oo ku hubeysan gaadiidka Dagaalka iyo…
Ciidamada Dowladda ee saaka la dhigay Isgoyska Dabka ayaa hor istaagay xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Federaalka.
Waxaa la filayaa inuu dhowaan furmo fadhiga Baarlamaanka Maanta oo muran badan hareeyay, kadib markii uu baaqday kulankii Sabtida oo…
Hoggaamiyaha Xisbiga Wadajir C/raxmaan C/shakuur Warsame ayaa sheegay inaysan jirin wax dooasho ah oo lala geli karo Madaxweynaha waqtigiisu dhammaaday…
Ciidamadii ugu badnaa ayaa la dhigay Wadooyinka Gala xarunta Madaxtooyada Soomaaliya, iyadoo uu jiro kulan shaki badan laga muujiyey oo…
Guddoonka Baarlamaanka ayaa ajendayaal cusub kusoo daray kulanka Berri ee Baarlamaanka Federaalka, iyadoo Sabtidii uu buuq ku dhammaaday, isla markaana…
Kulankii loo ballansanaa Berri ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka ayaa la joojiyey, kadib loo diray xildhibaannada goordhoweyd.
Xildhibaannada laga joojiyey fadhiyada Baarlamaanka Federaalka ayaa shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho, iyagoo uga hadlay xaalada Baarlamaanka iyo go’aankooda.
Guddoomiyaha Golaha shacabka ee waqtgiisu dhammaaday Maxamed Mursal Sheekh wuxuu qaatay go’aan siyaasadeed oo mustaqbalkiisa siyaasadeed ku xiraya Madaxweynaha waqtigiisu…
Xildhibaan C/rashiid Maxamed Xiddig ayaa sku eedeeyay Guddoomiyaha iyo Guddoomiye ku xigeenka labaad ee Baarlamaanka inay wadaan sharci darro ay…
Guddoomiyaha Baarlamaanka 10-aad ee waqtigiisu dhammaaday Maxamed Mursal Sheekh ayaa qaaday tallaabo aan hore loo arkin oo ku cusub taariikhda…
