Wasiirka Amniga Galmudug Axmed Macalin Fiqi ayaa weerar afka ah ku qaaday Wasiirka Warfaafinta Xukuumadda Xil gaarsiinta Cusmaan Abuukar Dubbe…
Browsing: Baarlamaanka
Guddoomiyaha Baarlamaanka muddo xileedkiisu dhammaaday Maxamed Mursal Sheekh ayaa u sheegay xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka 10-aad inuu fashilmay heshiiskii Doorashada…
Xaalad kacsan ayaa ka jirta xarunta Golaha Shacabka ee Villa Hargeysa, kadib markii uu kulan shaki badan ka dhashay uu…
Shaki iyo xaalad hubanti la’aan ah ayaa hareysay kulan uu guddoonka Baarlamaanka ee xilligiisu dhammaaday maanta isugu yeeray xildhibannada Golaha…
Guddoonka Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka ayaa kulan isugu yeeray xildhibaannada, kaasoo Berri dhacaya kadib muddo dheer oo aanu wax…
Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Maxamed Mursal Sheekh ayaa ka guuray Gurigii uu ka deganaa dhabarka danbe ee Madaxtooyada Soomaaliya, dhinaca degmada…
Ra’iisal wasaaraha Xukuumadda xilka sii heysa Maxamed Xuseen Rooble ayaa khudbad u jeedinaya xildhibaannada Golaha Shacabka, isagoo akhrinaya warbixin ku…
Guddoomiyaha Golaha shacabka Maxamed Mursal Sheekh ayaa xalay kulan gaara la yeeshay Guddi xildhibanno ah oo ka tirsan Kutlada la…
Xildhibaanno ka tirsan labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka ayaa shir jaraa’id ku qabtay Magaalada Muqdisho, iyagoo ka hadlay xaaladda dalka…
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Federaalka ee xilka sii haya Maxamed Xuseen Rooble ayaa ka baaqsaday inuu maanta tago kulanka Baarlamaanka oo…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in ciidamo badan oo ah kuwa ilaalada Madaxtooyada la geeyay xarunta Villa Hargeysa…
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Maxamed Musal Sheekh ayaa ka qeyb qaatay in la fashiliyo Qorshihii Madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo…
Madaxweynaha Soomaaliya ee muddo xileedkiisu sii dhammaanayo Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa khudbad u jeediyey xildhibaannada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka…
Wakiilada Beesha Caalamka iyo ururrada Bulshada rayidka Soomaaliyeed ayaa uga digay Baarlamaanka Federaalka ee waqtigiisu dhammaaday inuu ku dhaqaaqo Muddo…
Aqalka Sare ayaa war kasoo saaray kulanka gaarka wadajirka ah ee la sheegay in loogu yeeray labada Aqal ee Baarlamaanka…
Shaki badan ayaa ka dhashay kulanka uu Madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo ugu yeeray Baarlamaanka Federaalka 5-ta Febraayo 2021, iyadoo ay…
Guddiga kheyraadka Dabiiciga ah iyo Bii’ada ee Golaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa ka hor yimid xil ka qaadistii degdegta ahayd…
Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya labadiisa Aqal ayaa sameeyay muddo kororsi aan kaliya ahayn xil sii heyn ee ay ku yeelanayaan awood…
Baarlmaanka Federaalka Soomaaliya ee muddo xileedkiisu dahmmaaday ayaa maanta muddo kordhin u sameeyay Guddiga Doorashada Qaran ee ay hoggamaaiso Xaliimo…
Xildhibananada Baarlamaanka Federaalka ee xilka sii haya ayaa degdeg u ansixinaya Miisaaniyadda Dowladda Soomaaliya ee sanadka 2021.
