Browsing: Madaxtooyada
Guddiga Ra’iisal wasaaraha u saaray baarista falkii Afgenbiga ahaa ee 27 Disembar ka dhacay Xafiiska Ra’iisal wasaaraha iyo Golaha Wasiirada…
Xafiiska Warfaafinta Madaxtooyadu uu ka shaqeynayo iska hor keenidda TV-ga iyo Bulshada
Agaasimaha cusub ee Madaxtooyada oo uu dhowaan magacaabay Madaweynaha xilligiisu dhammaaday Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa lagu wareejiyey xilka.
Tiro madaafiic ah oo xalay lagu weerarray xaruna Madaxtooyada Soomaaliya ayaa waxaa mas’uuliyadda sheegtay Alshabaab.
Wasiiru dowlihii hore ee Madaxtooyada Soomaaliya C/qaadir Sheekh Cali (Baqdaadi) ayaa ka hadlay xaaladda ka taagan askarta ku maqan dalka…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helayaa Hoobiyeyaal Duhurnimadii maanta lagu weerarray Xarunta madaxtooyada Soomaaliya.
Maamulka Galmudug ayaa beenisay qoraal ay faafisay Madaxtooyada Soomaaliya oo ku saabsan war-saxafadeed wadajir ah oo ay soo saareen saddex…
Madaxweynaha muddo xileedkiisu dhammaaday Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa ka hadlay munaasabadda 12- April ee asaaska ciidamada Xoogga Dalka.
Afhayeenka Madaxweynaha waqtigiisu dhammaaday Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa si kulul uga jawaabay War uu faafiyey Ra’iisal wasaarihii hore Cumar C/rashiid…
Wararka laga helayo Garoonka Diyaaradaha magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in dhaqdhaqaaq aan caadi ahayn Caawa laga dareemayo Garoonka iyo xarumaha…
