Wararka laga helayo magaalada Garowe ayaa sheegaya in ciidamada Booliska Puntland ay howlgal ka wadaan halkaasi si ay fujiyaan sawirrada…
Browsing: Puntland
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Federaalka Maxamed Xuseen Rooble ayaa ku sii jeeda magaalada Garowe ee xarunta maamulka Puntland.
Wararka laga helayo degmada Laas qoray ee Gobolka Sanaag ayaa sheegaya in maleeshiyada Alshabaab ay la wareegeen saaka degaanka ka…
Wararka laga helayo magaalada Garowe ee xarunta Puntland ayaa sheegaya in Maxkamadda Sare ee maamulkaasi looga yeeray 8 xildhibaan oo…
Madaxweynaha Puntland Siciid C/llaahi Deni oo ayaa dowlada Federaalka Soomaaliya ugu baaqay inay ciidamadeeda kala baxdo Gobolka Gedo.
Xildhibaanadii Puntland ee Khamiistii xasaanadda laga qaaday ayaa warbaahinta la hadlay, iyagoo faahfaahin ka bixiyey sababta keentay inay isku dhacaan…
Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Puntland ayaa saaka xasaanadda laga qaaday, kadib markii ay dalbadeen in wax laga qabto qaabka uu…
Wararka laga helayo magaalada Garowe ayaa sheegaya in Gudoomiyaha Baarlamaanka Puntland C/rashiid Yuusuf Jibriil uu wada mooshin xasaaanada looga qaadayo…
Fowdo iyo buua ayaa hareeyay kulankii Baarlamaanka Maamul Goboleedka Puntland, taasoo keentay in kulanka lagu kala dareero.
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo maanta magaalad Garowe kula kulmay wakiilada Beesha Caalamka ayaa la wadaagay sida ay ku…
14 Musharax Madaxweynaha war-saxaafadeed ay soo saareen uga dalbaday maamullada Puntland iyo Jubbaland inay bedelaam xubnaha ay u soo madacaabeen…
Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland Axmed Cilmi Cismaan (Karaash) ayaa shaqadii ka joojiyey Wasiirka Kalluumeysiga Puntland Maxamuud Xaaji iyo Agaasimaha Guud ee…
Ciidamada Booliiska iyo Nabadsugidda Mudug ee Puntland ayaa howlgal ay ka fuliyeen magaala Gaalkacyo ayaa la sheegay inay ku qabteen…
Maxkamadda ciidamada Qalabka-sida ayaa xukuno isugu jira Dil toogasho iyo Xabsi ku riday saddex eedeysane oo lagu eedeeyay inay ka…
Maxkamada Darajada kowaad ee ciidamada Qalabka sida iyo denbiyada Culus eeGobollada Nugaal ayaa maanta xukun ku riday saddex dhallinyaro ah…
Wararka laga helayo magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya in caawa Maqribkii halkaasi lagu dilay nin rayid ah oo xilligaasi ku jiray…
Waxaa laga cabsi qabaa inuu cudurka Coronavirus soo laba kacleeyo degaanada Soomaalida, kadib markii dunida oo dhan uu saameyn xoog…
Madaxweynaha Puntland siciid C/llaahi Deni ayaa si kulul u weerarray natiijada Imtixaanka Dowladda e Dugsiyada Sare ee Bartamaha iyo Koonfurta…
Maamulka Puntland ayaa ka hor yimid xeerka saxaafadda Soomaaliya ee uu saxiixay madaxweynaha Soomaaliya, isla markaana ay maanta soo bandhigtay…
Madaxweynayaasha Puntland iyo Jubbaland Siciid C/llaahi Deni iyo Axmed Maxamed Islaam ayaa shir gaara uga furmay magaalada Garowe, kaasoo ay…
