Ugu yaraan 46 qof oo tahriibayaal ah oo Soomaaliya ka dhoofay kuna socday dalka Yemen ayaa doon ay saarnaayeen waxay…
Browsing: Puntland
Puntland ayaa si weyn uga hor timid oo lacag gaareysa Hal milyan Doolar ah oo Guddiga Gurmadka fatahaadda dowladda federalka…
Xubnaha labada gole ee dowladda Federaalka ugu jira beelaha Sool, Sanaag, iyo Cayn (SSC) ayaa si buuxda u taageeray dagaalka ay Puntland…
War kasoo baxay taliska Ciidamada Amaanka Puntland (PSF) ayaa lagu soo bandhigay sawirada meydadka la sheegay inay yihiin maleeshiyaadkii Alshabaab…
War ka soo baxay ciidamadaa amniga Puntland ee PSF ayaa lagu shaaciyey in dagaal jawaab celin ahaa oo ay maanta…
Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya weerar Alshabaab ku qaadeen xero milateri oo ciidamada Puntland ku leeyihiin Gobolka Bari ee…
Dil naxdin leh ayaa k dhacay Waqooyiga magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug kadib markii Askari ka tirsanaan jiray Ciidamada Puntland…
Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa la sheegay inuu safar aan hore loo sii ogeyn maanta ku tegay…
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa ku baaqay in si shuruud la’aan loo joojiyo dagaalka degaanka Tukaraq oo…
Madaxtooyada Maamulka Puntland oo War-saxaafadeed jawaab ah kasoo saaray hadalkii kasoo yeeray madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa sheegay inuu la…
Madaxweynaha maamulka Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa ka hadlay xaaladda maamulkaasi iyo dagaalka ka socda Gobolka Sool, isagoo sheegay in…
Wararka laga helayo Gobolka Sool ayaa sheegaya in iska hor imaad kooban uu ka dhacay xalay degaanka Tukaraq, iyadoo ay…
Waawnaan iyo dadaallo nabadeed oo ay wadeen wakiilada Beesha caalamka si xabad joojin looga gaaro dagaalka dhiigga badan ku daatay…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi (Farmaajo) oo ku baaqay in la joojiyo dagaalka iyo dhiigga ku daadanaya dageenka Tuka-raq ee Gobolka…
Urur goboleeedka IGAD ayaa ka digay duufaanno cusub oo kusoo fool-leh xeebaha waqooyi Bari ee Puntland iyo xeebaha kale ee …
Somalia’s international partners are gravely concerned over the latest armed clashes taking place today near the Tukaraq area of the…
Saaxiibada Soomaaliya ee beesha caalamka ayaa aad uga walaacsan iskudhacyada hubaysan ee ugu dambeeyay ee maanta ka socda agagaarka deegaanka…
Hoggaamiyaha xisbiga UCID ayaa sheegay in dagaalka ka socda Gobolka Sool aanu ahayn dagaal ku kooban beesha Majeerteen ee uu…
Maamulka Somaliland ayaa eedeyn kulul u jeediyey dowladda Federaalka Soomaaliya, isagoo ku eedeeyay inay ka dambeyso dagaalka saaka mar kale…
Dagaal mar kale ka dhex qarxay saaka ciidamada Somaliland iyo Puntland ee degaanka Tukaraq ayaa sii xoogeysay iyadoo saddex jiho…
