Duufaan cusub oo wadata Roob iyo dabeylo ayaa la sheegay inay ku soo fool leedahay degaanada xeebaha Puntland ee dalka…
Browsing: Puntland
Guddiga difaaca Puntland oo maanta shir ku yeeshay magaalada Garowe ayaa soo saaray go’aanadii ugu kulullaa ee ku saabsan dagaalka…
Duufaan halis ah oo wadata daadad iyo dabaylo xoogan oo ku dhufatay qeybo ka mid ah geeska Afrika ayaa sabbatay…
Maamulka Puntland ayaa amarro ku soo rogay isu socodka degaanada Puntland iyo Gobolka Sool oo ay ku dagaalamayaan labada ciidan…
Golaha Wasiirada Puntland oo Shir degdeg ah goor dhoweyd ugu soo dhammaaday magaalada Garowe ee xarunta Puntland ayaa ku dhawaaqay…
Wararka laga helayo Gobolka Sool ayaa sheegaya in degaanka Tukaraq oo ay isku hor fadhiyaan ciidamada ciidamada Somaliland iyo Puntland…
Wararkii ugu danbeeyay ee duufaanta ku dhufatay xeebaha Somaliland iyo Puntland ayaa sheegaya inay sababeen barakac ka socda degaanada xeebeedyada…
Dabeylo ka kacay gacanka Cadmeed ayaa isu beddelay Duufaan xoog leh, kuwasoo wata rooban iyo dabeylo waxaana la soo weriyey…
Madaxweynaha maamul Goboleedka Puntland C/weli Maxamed Cali (Gaas) ayaa dib ugu laabtay magaalada Garowe ee xarunta maamulkiisa, isagoo ka hadlay…
Digniin ku saabsan Duufaan xoog leh oo loo bixiyay ONE, tasoo la filayo inay ku dhufato Waqooyiga Badweynta Hindiya ayaa…
Qaramada Midoobay ayaa war kasoo saartay dagaalka Dhex maraya maamullada Somaliland iyo Puntland, iyadoo ku baaqday in si deg deg…
Waraka ka imaanaya Gobolka Sool ayaa sheegaya in ciidamada maamullada Somaliland iyo Puntland ay weli ku dagaalmayaan degaanka Tukaraq oo…
Warar is khilaafsan ayaa kasoo baxaya dagaal qaraar oo dhimasho badan dhaliyey oo maanta degaanka Tukaraq ku dhex maray ciidamada…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ku sugan dalka Qatar ayaa sheegay inuu ka walaacsanyahay dagaalka saaka kasoo cusboonday deegaanka…
Wararka laga helayo Gobolka Sool ayaa sheegaya in Roob xoog leh oo ka curtay degaanka Tukaraq uu hakiyey dagaalkii ka…
Dagaalkii saaka ka qarxay degaanka Tukaraq ee Gobolka Sool oo u dhaxeeya ciidamada maamullada Somaliland iyo Puntland ayaa sii xoogeystay…
Madaxtooyada Puntland ayaa War Cad kasoo saartay Dagaal saaka ka dhex qarxay ciidamada maamullada Puntland iyo Somaliland ee isku hor…
Wararka laga helayo aagga Tukaraq ee Gobolka Sool oo ay isku hor fadhiyaan ciidamada maamullada Somaliland iyo Puntland ayaa sheegaya…
Haweeney ka mid ahayd shaqaalaha Madaxtooyada Puntland ayaa shaacisay in shaqadii maanta looga eryay taageerada Dowladda Federaalka Soomaalya.
Kulan ay magaalada Garowe ku yeesheen Madaxweynaha Maamulka Puntland iyo wakiilka Wakiilka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey u qaabilsan Somalia…
