Madaxweynaha Puntland C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta wareegto ku magacaabay wasiir iyo wasiir ku xigeen ka mid noqonaya xukuumadda…
Browsing: Puntland
Maamulka Puntland ayaa maanta xoriyadooda dib ugu celiyay 17 Maxaabiis ah oo u dhashay dalka Iiraan, kuwaas oo hore looga…
Waxaa soo shaac baxay saansaan muujineysa inuu dib u soo noolaaday khilaafkii Maamul Goboleedyada iyo dowladda Federaalka Soomaaliya oo toddobaadkan…
Madaxweynaha Puntland C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa kashifay sababtii loo dhisay Aqalak Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya iyo ujeedkii ay Puntland…
Madaxweynaha Puntland C/weli Maxamed Cali (Gaas) oo maanta gaaray magaalada Garowe ayaa sheegay inay Puntland isku filan tahay, iskuna tashaneyso…
Sida aan wada maqalney ama ka daalacaney baraha bulshada, maalintii Arbacada ee 02 May 2018, waxaa Madaxweyne Gaas xilkii ka…
Wasiir ku xigeenkii Kalluumeysiga Puntland Maxamed Maxamuud Cali (Gabax) oo xilka looga qaaday musuqmaasuq sida uu ku eedeeyay madaxweynaha Puntland ayaa…
Madaxweynaha Maamul Goboleedka Puntland C/Weli Maxamed Cali (Gaas) ayaa shaqada ka eryay 7 Xubnood oo ka tirsanaa Wasaarada Kaluumeysiga iyo…
Madaxweynaha maamul Goboleedka Puntland C/weli Maxamed Cali (Gaas) oo maanta dib ugu laabtay magaalada Boosaaso kadib muddo toddobaad ah oo…
Wararka naga soo gaaraya waqooyiha magaalada Gaalkacyo ayaa sheegayaan in Qarax is-miidamain ah oo ka dhacay magaalada uu ku dhinay …
Wasiirkii hore ee arrimaha gudaha Soomaaliya, haddana ah xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya C/raxmaan Maxamed Xuseen Odowaa ayaa jawaab…
Wasiirkii hore ee Gaashaandhigga Soomaaliya xukuumadii Siyaad Barre ninka lagu magacaabo Gen. Maxamed Siciid Xersi (Moorgan) ayaa la filayaa inuu ku…
Madaxweynaha maamul Goboleedka Puntland C/wwli Maxamed Cali (Gaas) ayaa sheegey in ku dhowaad kala bar lacagtii lagu qabtay Garoonka Muqdisho…
Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa sheegay inuu ka codsaday dawladda Imaaraadka Carabta in la sii wado kaalmadii ay…
Saraakiishii tababarayaasha milateri ee Imaaraadka Carabta ayaa gebi ahaan isaga baxay magaalada Boosaaso, iyadoo ka duulay garoonka diyaaradaha magaaladaasi.
Wararka laga helayo magaalada Boosaaso ayaa sheegay in ciidamada dowladda Imaaraadka ka joogay Puntland ay go’aansadeen inay ka guuraan halkaasi.
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in ciidamada ammaanka Garoonka Diyaaradaha magaalada Boosaaso ay xayireen Diyaarad iyo saraakiil ka tirsan…
Maamul Goboleedka Puntland ayaa Duq magaalo u magacaabay magaalo aan gacanta ugu jirin oo ay ka taliso Somailand.
Maamul Goboleedka Puntland ayaa noqday maamulkii ugu horeyay ee ka hadla khilaafka ka dhex jira Baarlamaanka Soomaaliya ee ka dhashay…
Wararka laga helayo magaalada Boosaaso ee xarunta ganacsiga Puntland ayaa sheegayaan in Doon Ganacsi uu Dab xoog leh xilli ay…
