Browsing: Puntland
Ururka bad-baadada Caruurta “Save the Children” ayaa ugu baaqay Dowladda Soomaaliya inay fara-geliso arrinta Dhainyarro da’ yar oo uu maamulka…
Waxa magaalada Garowe maanta ka dhacay Doorashada lix kursi oo ka mida Baarlamaanka Federaalka oo laga soo doorto maamulka Puntland.
Wararka laga helayo magaalada Garoowe ee Caasimadda Puntland ayaa sheegaya in weerar lagu qaaday Musharax u taagan xkursi xildhibaan ka…
Waxaa magaalada Garowe maanta ka bilaabaneysa Doorashada Xildhibananada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka, iyadoo muran uu hareeyay qaabka loo maray…
Guddiga Hirgelinta Doorashada heer Puntland ayaa shaaciyay qeybtii labaad kuraasta Golaha shacabka ee laga soo doorto degaanadaasi.
Maamulka Puntland ayaa mar ku bixiyey in la xiro laba iskuul oo ku yaalla magaalada Gaalkacyo, waxayna sidoo la amray…
Madaxtooyada Dowlad Goboleedka Puntland ayaa qoraal ay u dirtay wakiilada Beesha Caalamka ku caddeysay inay ka go’an tahay sii wadidda…
Ra’iisal wasaarihii hore ee Soomaaliya Cumar C/rashiid Sharma’arke iyo Madaxweynihii hore ee Puntland C/raxmaan Maxamed Faroole oo ka wada tirsanaa…
