Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa caawa soo saaray wareegto uu xilkii uga qaaday Guddoomiyihii Gobolka Bari, isagoo magacaabay guddoomiye…
Browsing: Puntland
Ra’iisal wasaarihii hore ee Soomaaliya Cumar C/rashiid Sharma’arke ayaa iska fogeeyay Bayaan ay soo saareen Guddoomiyaha Baarlamaanka Puntland iyo madaxweynayaashii…
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa galabta dib ugu laabtay magaalada Garoowe, kadib laba toddobaad oo uu ku sugnaa caasimadda…
Hay’ada PSF waa inay ahaato sideedii hore, agaasimaheeduna ahaado Sareeyo Guuto Maxamuud Cismaan Cabdulaahi
Gudoomiyihii Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Puntland Guled Salah ayaa Xilkii iska casilay , kadib istiqaalada uu u gudbiyey Madaxwaynaha…
Madaxweynaha Puntland Siciid C/llaahi Deni ayaa khudbad Sulux ah oo xal raadin ah ka jeediyey magaalada Garowe, isagoo ka hadlay…
Madaxtooyada Puntland ayaa markii ugu horeysay ka hadashay dagaallada ka socda magaalada Boosaaso, iyadoo eedeyn u jeedisay agaasimaha xilka laga…
Mareykanku wuxuu PSF ku tilmaamay ciidamada ugu awoodda badan Puntland ee la dagaalama Argagixisada
Madaxweynaha muddo xileedkiisu dhammaaday ee Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa baaq kasoo saaray xaaladda colaad ee magaalada Boosaaso Gobolka Bari.
Dagaal ayaa mar kale xalay Saqdii Dhexe xalay dib uga qarxay magaalada Boosaaso xilli ay dhaqan gashay xabbad joojin ay…
Waxaa socda dadaallo nabdeed oo xal loogu raadinayo xiisadda ka taagan magaalada Boosaaso oo dhalisay dagaal muddo laba maalmood ah…
Musharixii ugu horeyeey ee xilka Madaxweynaha ayaa Baaq iyo talo soo jeedin kasoo saaray dagaalka ka dhacay magaalada Boosaso ee…
Isimada dhaqanka Puntland ee ku sugan magaalada Boosaaso aya soo saaray Baaq nabadeed oo degdeg ah, iyadoo labada dhinac ku…
Wasiirka Amniga Puntland Cabdisamad Gallan oo saxaafadda ayaa ku dhawaaqay in uu diyaar u yihiin xabbad-joojin iyo in wada-hadal la…
Maamulka Puntland ayaa markii ugu horeysay War kasoo saaray dagaalka culus ee ka socda magaalada Boosaaso.
Wararka laga helayo magaalada Boosaaso ayaa sheegaya inuu saaka dib u bilowday dagaalkii magaaladaasi ku dhex marayey ciidamada maamulka Puntland…
Taliyaha xilka laga qaaday ciidamada PSF Gen. Maxamuud Cismaan Diyaano ayaa markii ugu horeysay ka hadlay xaaladda magaalada Boosaaso iyo…
