Wararka laga helayo magaalada Baydhaba ayaa sheegaya inuu goor dhoweyd Qarax ka dhacay halkaasi.
Browsing: Qarax
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya inuu qarax ka dhacay iridka hore ee xerada Milateriga Turkiga ee magaalada Muqdisho.
Wrarka laga helayo degmada Wanlaweyn ayaa sheegaya in caawa fiidkii ay qaraxyo ka dhaceen Guri uu deganaa Sarkaal sare oo…
Ciidamada dowladda ee Miino-baarista ayaa qarxiyey Miino lagu aasay meel u dhow Qeybta Gaheyr, xarunta Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed.
Dowladda Soomaaliya ayaa war ay ka soo saartay qaraxii maanta ka dhacay duleedka magaalada Muqdisho ku sheegtay inay cambaareyneyso, iyadoo…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helayaa Qarax xoog leh oo haleelay Gaari BL ah oo ay la socdeen dad rayid…
Wararka laga healyo Magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya in qarax is-miidaamin ah uu ka dhacay Waqooyiga magaalada Gaalkacyo ee Puntland Maamusho.
Wararka laga helayo magaalada Garowe ayaa sheegaya inuu caawa isbitaalka magaaladaasi ku geeriyooday Guddoomiyihii Gobolka Nugaal Cabdisalaan Xassan Xirsi (Gu’…
Alshabaab ayaa war kasoo saartay goor dhoweyd qarax is-miidaamin ahaa oo caawa ka dhacay magaalada Garowe ee xarunta maamul Goboleedka…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helayaa Qarax is-miidaamin ahaa oo caawa fiidkii ka dhacay caasimadda maamulka Puntland ee magaalada Garowe.
Wararka laga helayo magaalada Garowe ee xarunta maamulka Puntland ayaa sheegyaa inuu qarax caawa ka dhacay magaalada.
Alshabaab ayaa goor dhoweyd war yaab leh kasoo saartay qarax is-miidaamin ah oo maanta ka dhacay magaalada Muqdisho, iyadoo sheegatay…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Qarax is-miidaamin uu ka dhacaymagaalada Muqdisho, kaasoo jugtiisa laga maqlay qeybo ka…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in caawa ay qaraxyo waaweyn ka dhaceen magaalada Muqdisho, kuwaasoo laga maqlay daafaha…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa Qarax saaka ka dhacay Isgoyska Taleex ee degmada Hodan, magaalada Muqdisho.
Faahfaahin dheeraad ah ayaa ka soo baxeysa qaraxyo maanta ka dhacay magaalada Muqdisho oo sababay dhimasho iyo dhaawac mas’uul ka…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laag helayaa qarax lala beegsaday ciidamada dowladda Soomaaliya ee ku safrayey jidka isku xira Balcad iyo…
Wasiirada Arrimaha dibadda iyo Gaashaandhigga Turkiga ayaa ka hadlay Weerar is-miidaamin qarax ahaa oo ka dhacay kontrol u dhow degmada…
Wasiirka caafimaadka Dalka Turkiga Fahrettin Koca ayaa ka hadlay qaraxa is-miidaaminta ahaa ee maanta lala beegsaday shaqaale Turki ah oo…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helayaa qarax is miidaamin ah oo ka dhacay maanta Koontroolka Boodbood-ka ee Degmada Afgooye Gobolka…
