Qarax Gaari oo uu waday qof is-miidaamiyey ayaa lala beegsaday bar koontarool oo ay ku sugnaayeen Shaqaale Turkiga ah ee…
Browsing: Qarax
Wararka laga helayo degmada Afgooye ee gobolka SH/Hoose ayaa sheegaya inuu goor dhoweyd ka dhacay degmada Afgooye.
Qaraxii maanta ka dhacay magaalada Muqdisho ee lala beegsaday Koontaroolka Isgoyska Sayidka magaalada Muqdisho oo ah bar laga ilaaliyo Madaxtooyada…
Qarax is-miidaamin ahaa oo ka dhacay Isgoyska Sayidka ee magaalada Muqdisho oo ah bar koontrool laga ilaaliyo madaxtooyada Soomaaliya ayaa…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa Qarax Gaari loogu xiray sarkaal sare oo xalay ka dhacay magaalada Gaalkacyo ee xarunta…
Alshabaab ayaa warbixin cusub kasoo saartay qaraxii Ex. Kontrol Afgooye ee Sabtidii 28-ka bishan ay ku dhinteen dad fara badan…
Alshabaab ayaa Wararka ayaa sheegaya kasoo saartay Qaraxii 28-kii bishan ka dhacay Ex. Kontrol Afgooye ee dhaliyey qasaaraha faraha badan…
Dad badan ayaa weli lagu la’ yahay qaraxii weynaa ee Ex Kontrol Afgooye, kadib markii 2 maalmood la ururiyey xogta…
Tirada dadkii ku dhintay qaraxii weynaa ee 28-kii bishan ka dhacay Ex. Kontrol Afgooye ayaa sare u kacday, kadib markii…
Waxaa soo gabagaboobay tira-koobka dadkii ku waxyeeloobay qaraxii weynaa ee maanta ka dhacay Ex. Kontrol ee magaalada Muqdisho, iyadoo dad…
Gudoomiyaha Jaamacadda Benadir Prof. Maxamed Maxamud Xasan “Bidey” ayaa ka hadlay Musiibadii Maanta ee Ex-Control Afgoye ee ay ku dhinteen…
Madaxweynayaashii hore ee dalka Xasan Sheekh Maxamuud iyo Shariif Sheekh Axmed ayaa Isbitaallada magaalada Muqdisho ku booqday dadkii ku dhaawacmay…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa magacaabay guddi Qaran oo la sheegay inuu ka shaqeynayo isku dubba…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa ka hadlay Qaraxii qasaaraha badan dhaliyey ee maanta ka dhacay Ex. Kontrol Afgooye ee…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre uu dib u dhigay safar uu…
Dowladda Turkiga ayaa xaqiijisay inay muwaadiniin Turki ah lagu dilay qaraxii weynaa ee saaka ka dhacay magaalada Muqdisho, gaar ahaanIsgoyska…
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Cumar Maxamuud Maxamed (Filish) ayaa shaaciyey in qasaare weyn uu dhaliyey qaraxii weynaa ee saaka ka dhacay…
Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa sheegay in qaraxa saaka ka dhacay Isgoyska Ex. Koontarool Afgooye ay ku dhinteen…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in qaraxii xoogga lahaa ee is-miidaaminta ahaa loola dan lahaa Injineero ajnabi ah…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helayaa qarax culus oo saaka ka dhacay Isgoyska Ex. Kontrol Afgooye ee magaalada Muqdisho.
