Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegay inuu qarax ka dhacay degmada Shibis, kasoo ka dhashay gaari loogu xiray qof…
Browsing: Qarax
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in weerar Bam Caawa lagu qaaday xarunta degmada Wadajir ee Magaalada Muqdisho.
Kooxda Alshabaab ee ka howlgasha Soomaaliya, kuna xiran ururweynaha Alqaacida ayaa noqotay kooxda ugu horeysa Afrika ee dadka ugu badan…
Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle (Xaaf) ayaa War kasoo saaray qarixii is-miidaaminta ahaa ee maanta ka dhacay magaalada Gaalkacyo.
Wararka naga soo gaaraya waqooyiha magaalada Gaalkacyo ayaa sheegayaan in Qarax is-miidamain ah oo ka dhacay magaalada uu ku dhinay …
Wararka laagh helayo Magaalada Gaalkacyo ayaa sheegayn Qarax Is-miidamin ahaa uu magaalada ka dhacay goor dhoweyd.
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxaysa Qarax Gaari oo saaka ka dhacay agagarka Xaafadda Unicef ee degmada Waaberi, magaalada Muqdisho.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in dil qorsheysan uu caawa ka dhacay magaalada, kaasoo ah kii labaad ee…
Wararka laga helayo Gobolka Sh/Hoose ayaa sheegaya in Qarax lala beegsaday Gaari ay la socdeen ciidamo ka tirsan kuwa dowladda…
Wararka ka imaanaya magaalada Barawe ee gobolka Shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in ugu yaraan afar dhalinyaro ah ay ku dhinteen…
Weerarroloo adeegsaday Gawaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay ayaa duhurkii maanta ruxay laba goobood oo ka tirsa magaaalada Muqdisho.
War hadda soo dhacay ayaa sheegay in Qarax labaad uu goor dhoweyd ka dhacay magaalada Muqdisho, gaar ahaan isgoyska Banaadir.
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa qarax is-miidaamin ah oo xilliga Duhurnimo ee salaadihii Jimcaha maanta ka dhacay magaalada Muqdisho.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegay inuu qarax xoog leh ka dhacay agagaarka Isgoyska KM 4 ee magaalada Muqdisho.
War hadda oo dhacay ayaa sheegaya inuu Qarax goor dhoweyd ka dhacay magaalada Muqdisho ee caasimadda ah.
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helayaa Qarax caawa ka dhacay degmada Wadajir, gaar ahaan xaafadda Dan-wadaagta.
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya inuu qarax ka dhacay magaalada Muqdisho, kaasoo jugtiisa laga maqlay qeybo ka mida caasimadda.
Ugu yaraan 7 qof, oo 6 ka mid ah ay isku qoys yihiin, ayaa dhintay kadib markii ay la qaraxday…
Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya inuu Qarax gaari ka dhacay agagaarka Isgoyska Soope ee magaalada Muqdisho.
Wararka laga helayo magaalada Muqadisho ayaa sheegay inuu qarax miino ka dhacay Xaafadda Oodweyne ee degmada Dayniile, Gobollka Banaadir.
