Wasiirka caafimaadka Turkiga Ahmet Demircan oo saaka booqasho ku yimid Muqdisho ayaa keenay dhaqaatiir iyo daawo,isagoo hore u sii raacay…
Browsing: Qarax
Muqdisho, 16 Oktoobar 2017; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa dhambaallo tacsi ah waxaa soo gaarsiiyey hoggaamiyaasha qaar…
Qisooyinka murugada leh ee laga qoray Qaraxii musiibada ahaa ee Muqdisho waxaa ka mida aabe naafo ah oo laba ilmood…
Wasiirka Caafimaadka Jabuuti Jaamac Cilmi Cukuyie iyo Dhaqaatiir uu hogaaminayo ayaa goor dhoweyd ka degay garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho.
Dowladda Qatar ayaa ku yaboohday kaalmadii ugu weyneyd ee deeq caafimaad ah oo loo fidiyo dhaawacyada Qarixii weynaa ee magaalada…
Sheekh Mukhtaar Roobow Cali ayaa si weyn u canbaareeyay weerarkii is-miidaaminta ahaa ee qasaaraha badan ka geystay magaalada Muqdisho.
Waxaa maanta dalka Turkiga caafimaad ahaan loogu qaaday 35 qof oo kamid ahaa dadkii ku dhaawacmay qaraxii weynaa ee ka…
Sheekh Mukhtaar Roobow Cali (Abuu Mansuur) ayaa ka mid noqday dadka iyo mas’uuliyiinta is barbar taagay dadka ku dhaawacmay qaraxyadii…
Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed C/lalahi Farmaajo ayaa goor dhoweyd gaaray xarunta guddiga Gurmadka xaaladda degdega ah ee qarixii Muqdisho.
Dowladda Qatar ayaa noqotay dowladii labaad ee ka jawaabta codsigii dowlada Soomaaliya ee gurmadka dadka ku waxyeeloobay qaraxii Muqdisho.
Xogta laga helayo hay’adaha ammaanka dowladda Federaalka ayaa sheegaya in dad loo xirxiray qaraxii qasaaraha badan dhaliyay ee 14-kii bishan…
Qaar ka mida dhaawacyadii ugu liitay dadkii ku waxyeelloobay Qaraxii weynaa ee magaalada Muqdisho ayaa saaka laga dhoofiyay Garoonka Aadan…
Dawlada Federaalka ayaa xaqiijisey in 276 ay u geeriyoodeen qaraxii 14ka October 2017 ka dhacay isgoyska Zope ee KM5 ee…
Wasiirka Caafimaadka Turkiga Dr Ahmet Demircan wafdi u badan dhaqaatiir ayaa maanta imaanaya magaalada Muqdisho.
Wasaaradda Arrimaha dibadda Soomaaliya ayaa shaacisay shan dal oo ku yaboobay gargaar caafimaad, kuwaasoo soo diraya gargaar kala duwan oo…
Qasaaraha dhismashada iyo dhaawaca Qaraxii weynaa ee Muqdisho ayaa hadda ku dhow 300 qof iyadoo dhaawacu ka badan yahay 400.
Dhalinyaro ay madaxa ugu xiran yihiin marooyin cas oo careysan ayaa bannaanbax ka bilaabay magaalada Muqdisho, kasoo sii xoogeysanaya.
Qaraxii qaasaraaha weyn dhaliyay ee Muqdisho waxaa ku geeriyooday mid ka mida saxafiyiinta ka howlgala magaalada Muqdisho.
Madaxwyenaha Turkiga Recep Tayyip Erdoğan ayaa amar ku bixiyay in diyaarad caafimaad oo gargaar degdeg ah ku qalabeysan oo diro magaalada Muqdisho.
