Baarlamaanka Galmudug ayaa maanta yeeshay kulan gaara oo loga hadlayey codsi ka yimid Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor.
Browsing: Qoorqoor
Hoggaamiyaha Ahlu suna ee siyaasadda ka fariistay Macalin Maxamuud Sheekh Xasan ayaa loo ogolaaday inuu dibadda u dhoofo, kadib kulan…
Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) ayaa ku eedeeyay Ahlu suna inay weerar ku qaaday bar Koontrool oo u dhow…
Maamulka cusub ee Galmudug ayaa dhibaato kala kulmay sidii uu u heli lahaa kharashkii ay dowladda Federaalka Soomaaliya siiso maamul…
Madaxweynaha cusub e maamulka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) ayaa xafiiskiisa magaalada Dhuusamadeeb kulan kula yeeshay Saraakiil ciidamada AMISOM ee…
Madaxweynaha cusub ee Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) ayaa maanta shir guddoomiyay shir ay yeesheen Golaha wasiirada maamulkii xukuumadii Xaaf.
Madaxweynihii hore ee Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed ayaa bogaadiyey tanaasulka ay muujiyeen musharixiintii qaadacay Doorashada Galmudug ee haddana taageeray Natiijadii…
Mid ka mida musharixiinta madaxweynaha Galmudug ee qaadacay inuu ka qeyb galo Doorashadii Galmudug ayaa hambalyo aan la fileyn u…
Siyaasiyiinta mucaaradka dowladda Soomaaliya ayaa si weyn baraha bulshada ugu weerarray safiirka Mareykanka u fadhiya Soomaaliya Donald Yamamoto, kadib markii…
Qaar ka mida magaalooyinka Galmudug ayaa waxaa ka socda Bannaanbaxyo lagu taageerayo doorashada Madaxweynaha Galmudug ee shalay ka dhacday magaalada…
War-saxaafadeed kasoo baxay urur Goboleedka IGAD ayaa looga hadlay xaaladda Galmudug iyadoo aan lagu soo qaadin soo dhoweynta Doorashadii maanta…
Mareykanka ayaa si degdeg ah ugu hambalyeeyay Madaxweynaha cusub ee Galmudug ee maanta lagu doortay magaalada Dhuusamareeb, daqiiqo kadib markii…
Jaha-wareer aan hore loo arag ayaa ka taagan Doorashada Galmudug iyo musharixiinta isu taagay xilalka sare ee maamulkaasi oo dhowaan…
Waxaa maanta magaalada Cadaado gaaray wafdi ay dirtay xukuumadda Soomaaliya oo uu hoggaaminayo Wasiiru dowlaha Howlaha Guud ee xukuumadda Soomaaliya…
