Ra’iisal Wasaaraha xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa magacaabay Guddi ka shaqeyn doona u diyaargaroowga maalmaha xoriyada Soomaaliya 25 June…
Browsing: Rooble
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa qoraal uu saaray ku amray xubnaha Golaha Wasiirada inaysan qaadi karin go’aanno…
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa magacaabay Guddi xaqiijin oo kala saaraya xubnaha Guddiyada Doorashada.
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa saacadaha soo socda lagu wadaa inuu ku dhaqaaqo fulinta mid ka mida…
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Xilgaarsiinta Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo madaxweynayaasha Maamul Goboleedyada ayaa munaasabad Qado Sharaf ah u tegay Hotelka…
Shalay waxaa lagu saxiixay magaalada Muqdisho heshiis doorasho oo ay wada saxiixeen hoggaamiyaasha Madasha Wadatashiga Qaran ee uu hoggaaminayay RW…
Waxaa Berri magaalada Muqdisho ka dhaceysa xaflad lagu saxiixayo fulinta heshiiska Doorashada Soomaaliya, iyadoo uu ka qeyb geli doono Madaxweynaha…
Shirkii Qaran ee Wadatashiga Doorashada ayaa maanta ka furmaya xarunta Afisyoone ee magaalada Muqdisho.
War kasoo baxay Waaxda Arrimaha Dibadda ee Mareykanka ayaa baaq u dirtay hoggaamiyeyaasha Soomaalida ee shirka uga furmayo maanta magaalada…
Waxaa magaalada Muqdisho ka furmaya Sabti 22-ka bishan May 2021 shirka Qaran ee Wadatashiga Doorashooyinka, kaasoo ka duwan shirarkii ka…
War kasoo baxay xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ayaa lagu sheegay inay taageero buuxda u hayaan Ra’iisal wasaare Rooble.
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Xilgaarsiinta ayaa soo farageliyey dilka askri ka tirsanaa ciidamada dowladda ee la baxday Badbaado Qaran oo si…
Waxaa shalay soo baxay qoraal ay Midowga Musharixiinta shaki uga muujiyeen dhexdhexaadnimada Ra’iisal wasaaraha xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble.
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa u jawaabay Midowga Musharixiinta, isagoo shaaciyey inay Soomaaliya galeyso Doorasho.
Madaxweynaha muddo xileedkiisu dhammaaday ee Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa ka baaqsaday munaasabadda caleemo-saarka Madaxweynaha dib loo doortay ee dalka Jabuuti…
Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda xil-gaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta gurigiisa ugu tegay Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo…
Ra’iisal Wasaaraha xukuumadda xilgaarsiinta Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta gaaray magaalada Jeddah iyo Boqortooyada Sacuudiga.
Waxaa qeybo ka mida magaalada Muqdisho laga qaaday ciidamadii la baxay Badbaado qaran ee qabsaday qeybo ka mida Caasimadda Muqdisho.
Waxaa heshiis ka kooban 10 Qodob lagu gaaray shir Muqdisho uga socday Guddi ka kooban Wasiiro iyo Xildhibaanno oo loo…
Madaxweynihii hore Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku baaqay in garab istaago oo lala shaqeeyo Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Xilgaarsiinta Maxamed Xuseen…
