Boqor Salmaan Bin Cabdicasiis Boqorka Sucuudiga ayaa wareegto uu soo saaray wuxuu dhaxal suge ugu magaabay wiilka uu dhalay ee…
Browsing: Sacuudiga
Madaxweynaha Soomaaliya ayaa ka mid noqday madaxdii ugu horeysay ee hambalyada u dirtay dhaxal-sugaha cusub ee Boqortooyada Sacuudiga.
Sida ay baahisay Wakaalada Wararka Sacuudiga, dowladda Sacuudiga ayaa diiday in Turkiga uu saldhig milateri ku yeesho dalkeeda.
Imaaraadka Carabta ayaa qaaday fulinta tallaabadii ugu horeysay ee lagu abaal marinayo maamulada ka jira Soomaaliya ee la saftay Isbaheysiga…
Dowladaha Imaaraadka Carabta iyo Sacuudiga ayaa qaaday tallaabooyin ay siyaasad ahaan cadaadis ku saarayaan madaxweynaha Soomaaliya.
Dowladda Soomaaliya ayaa diyaarisay mashaariic fara badan oo Boqortooyada Sacuudiga ay maalgelin doonto.
Wasaaradda Waxbarashada Sucuudiga ayaa amartay in maktabadaha iyo xarumaha cilmiga dalkaasi laga saaro Kitaabada uu qoray Sheekha caanka ah ee…
Ururka Jaamacadda Carabta ayaa wakiil cusub u soo magacaabay Soomaaliya, iyadoo uu dhowaan soo gaaray magaalada Muqdisho.
Wafdigii ugu balaarnaa ee wasiiro ah ayay dowladda Soomaaliya u dirtay Dalka Sacuudiga, iyadoo ay ka mid yihiin wasiiro iyo…
Dowladda Sacuudiga ayaa magaalada Muqdisho u soo dirtay la-taliyaha Boqorka Sacuudiga si uu ugala hadlo xaaladda dalka Qatar, kuna qalqaaliyo…
Wasiiro ka tirsan Dowladda Soomaaliya ayaa shalay u dhoofay Boqortooyada Sacuudiga iyadoo raacay diyaarad gaar ah oo uu soo diray…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa ku adkeystay inuusan qaadaneynin go’aan ka dhan ah dalka Qatar.
Dowladda Soomaaliya ayaa wafdigii ugu balaarnaa oo ka kooban wasiiro u dirtay Boqortooyada Sacuudiga.
Wafdigii ugu balaarnaa dowladda Soomaaliya ayaa lagu wadaa inay berri u dhoofaan dalka Boqortooyada Sacuudiga.
Wafdi ka kooban ku dhowaad 10 wasiir oo ka tirsan xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa ku sii jeeda dalka Boqortooyada Sacuudiga.
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa sheegay in dawladda Sucuudiga ay lacag badan ugu yaboohday Soomaaliya.
Madaxweynaha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminao ayaa saakay u dhoofay dalka Boqortoyada Sacuudiga.
Dowladaha Sacuudiga iyo Qatar ayaa ayaa deeq loogu talogalay dadka abaareysan soo gaarsiiyay dowladda Soomaaliya.
Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa ayaa qeylo dhaan kasoo saaray gabdho Soomaaliyeed oo shaqo loogu diray dalka Boqortooyada Sacuudiga.
Wasiirka Arimaha Dibada Soomaaliya ee xilka sii haya Cabdisalaan Hadliye Cumar ayaa ku eedeeyay Isbaheysiga Sacuudiga inay ka danbeeyeen duqeyntii…
