Waxaa la isla dhex marayaa warar sheegaya in madaxweynaha Soomaaliya uu diiday lacag uga timid dalalka Khaliijka si uu xiriirka…
Browsing: Saudi
Dowlada Itoobiya ayaa go’aan dhexdhexaadnimo ah ka qaadatay khilaafka diblomaasiyadeed ee ka dhex oogan dalalka Khaliijka.
Dowladda Soomaaliya ayaa dhex u gashay loolan adag iyo diblomaasiyad iska horjeeda oo ka dhalatay xiisadda ka taagan dalalka Khaliijka…
Wasaaradda Waxbarashada Sucuudiga ayaa amartay in maktabadaha iyo xarumaha cilmiga dalkaasi laga saaro Kitaabada uu qoray Sheekha caanka ah ee…
Go’aan Ka Soo Baxay Golaha Wasiirrada Jamhuuriyadda Somaliland
Dowladda Sacuudiga iyo dalalka Imaaraadka, Baxreyn iyo Masar ayaa soo saaray Liis ay sheegeen inuu yahay Shakhsiyaadka iyo ururada argagixisada…
Dowladda Sacuudiga ayaa magaalada Muqdisho u soo dirtay la-taliyaha Boqorka Sacuudiga si uu ugala hadlo xaaladda dalka Qatar, kuna qalqaaliyo…
Wasiiro ka tirsan Dowladda Soomaaliya ayaa shalay u dhoofay Boqortooyada Sacuudiga iyadoo raacay diyaarad gaar ah oo uu soo diray…
Baarlamaanka Turkiga ayaa ansixiyay in dalkaasi ciidamo u diro Dalka Khaliijka Carbeed ee Qatar.
Dowladda Soomaaliya ayaa wafdigii ugu balaarnaa oo ka kooban wasiiro u dirtay Boqortooyada Sacuudiga.
Dowladda Soomaaliya ayaa war saxaafadeed soo saartay markii ugu horeysay uga hadashay xiisadda diblomaasiyadeed ee ka dhex taagan dalalka Khaliijka.
Boqortooyada Sacuudiga ayaa maalaayiin Doolar siisay dowladda Soomaaliya, taasoo loogu talogalay taageerada miisaaniyadda xukuumadda ee sanadkan 2017.
Madaxweynaha Turkiga Rajeb Tayyip Erdogan ayaa dhexdhexaadin ka dhex bilaabay dalalka Khaliijka iyo dalka Qatar.
Dowladda Soomaaliya ee uu hoggaamiyo Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa wajaheysa cadaadis diblomaasiyadeed iyo xaaladda kacsan ee ka oogan Khaliijka Carabta.
Wafdigii ugu balaarnaa dowladda Soomaaliya ayaa lagu wadaa inay berri u dhoofaan dalka Boqortooyada Sacuudiga.
Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa ka hor yimid Qorshe ay wadatay madaxtooyada Soomaaliya.
Sacuudi Carabiya, Masar, Baxrayn iyo Isutagga Imaaraadka Carabta ayaa xiriirkii dublamaasi u jaray dawladda Qadar iyaga oo ku eedeeyay in…
Wafdi ka kooban ku dhowaad 10 wasiir oo ka tirsan xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa ku sii jeeda dalka Boqortooyada Sacuudiga.
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa sheegay in dawladda Sucuudiga ay lacag badan ugu yaboohday Soomaaliya.
Ciyaaryahanka ugu qaalisan adduunka ayaa cumro u tagay magaalda barakaysan ee Makka isaga oo ku beegay bilawda bisha Ramadaan.
