Saddex degmo oo ka tirssan gobolka Bakool ayaa lagu dhawaaqay inay ka baxeen maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ee uu hogaaminayo…
Browsing: Shariif Xasan
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta socdaal ku tegay degmada Afgooye ee Gobolka Shabeelaha hoose iyadoo ay wehliyaya xubno…
Madaxweynaha dowlada Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo madaxweynaha Koonfur Galbeed ee Soomaaliya ayaa goor dhoweyd gaaray magaalada Afgooye ee…
Itoobiya, IGAD iyo dowladda Soomaaliya ayaa cadaadis ku haya madaxweynaha Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan oo laga doonayo inuu…
Dadweynaha magaalada Marka ee gobolka Sh/Hoose ayaa diidmo iyo banaanbax careysan kala hor yimid madaxweynaha K/Galbeed ee Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh…
Caasha Axmed Cabdalla oo hor xildhibaan u soo ahayd, isla markaana ka mida siyaasiyiinta ugu afka dheer dalka marna isu…
Xildhibaanada kasoo jeeda beelaha Daarood qaarkood ayaa bilaabay olole weyn oo ay uga horjeedaan madaxweynaha Koonfur Galbeed ee Soomaaliya Shariif…
Madaxweynaha Maamulka Koofur Galbeed Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa markii ugu horeysay ku hoyday degmada Xudur ee gobolka Bakool…
Madaxweynaha maamulka KMG ah ee K/Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa lagu eedeeyay inuu faraha kula jiro howsha xulista xildhibaanada…
Hogaamiyaha maamulka K/Galbeed Soomaliya ayaa magacaabay taliyaha ciidamada daraawiishta maamulka K/Galbeed ee Soomaaliya, jagadaas oo loo magacaabay C/llaahi Cali Axmed…
Hogaamiyaha Maamulka Koofur Galbeed eeSoomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa bilaabay magacaabidda guddoomiyeyaal cusub oo ay yeelanayaan degmooyinka gobolka Sh/hoose,…
Hogaamiyaha Maamulka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa soo dhoweeyay go’aanka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ka qaatay Golaha…
Madaxweynaha maamulka KMG ah ee Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa si cad u sheegay inuu taageersan yahay mooshinka…
Madaxweynaha maamulka kumeel-gaarka ah ee Koonfur Galbeed Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa maanta markii labaad ka badbaaday, qarax miino…
Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo hogaamiyaha Maamulka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa la…
Hogaamiyaha maamulka KMG ah ee K/Galbeed Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa la xaqiijiyay inuu gadaal ka riixayo mooshinka laga…
Madaxweynayaasha maamulada kumeelgaarka ah ee Juba iyo Koonfur Galbeed Axmed Madoobe iyo Shariif Xasan ayaa goordhaweyd kadegay caasimadda Puntland ee Garowe.…
Shir ay markii ugu horeysay madaxweynayaasha maamul goboleedyada dhisan Soomaaliya marka laga reebo Somaliland yeelanayaan ayaa qabanqaabadiisa ka socotaa Muqdisho…
[ad name=”HTML-2″] Siyaasiyiin hore saaxiibo dhow ula ahaa madaxweweyne Xasan Sheekh ayaa si lama filaan ah isu bedelay kana hor…
Madaxweynaha Maamulka KMG ah ee Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa isu taagay inuu waanwaan ka dhex bilaabo xildhibaano la safnaa madaxweyne…
