Madaxweynaha Federaalka Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa lumiyay fursad uu hore uga faa’iideystay madaxweynihii xilka uga horeeyay ee Xasan Sheekh…
Browsing: Shirka Kismaayo
Shirkii madaxda maamul Goboleedyada Soomaaliya ayaa ku soo dhammaaday magaalada Kismaayo iyadoo lagu sameeyay Gole xiriiriya Madaxda Maamulladaasi.
Wararka laga helayo magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in Caawa lasoo gabagabeynayo iyadoo lagu wado war-murtiyeed laga soo saaro.
Shirka madaxda maamul Goboleedyada ee ka socda magaalada Kismaayo ayaa galay maalintii labaad iyadoo qodobbo hordhac ah ay isku afgarteen…
Beryahan hadal-heynta ugu badan waa Shirka Madaxda Gobalada ee ka furmay Kismaayo iyo Shirka Muqdisho ee Dastuurka oo la baajiyey!…
Waxaa magaalada Kismaayo ka furmay shir aan caadi ahayn oo ay leeyihiin madaxweynayaasha shanta dowlad goboleed ee xubnaha ka ah…
Xildhibaanadii xilka ka qaaday Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaalle Geelle (Xaaf) ayaa War-cad kasoo saaray shirka Kismaayo, iyadoo sheegay inuu shirkaasi…
Shirkii madaxda maamul Goboleedyada ayaa Caawa Maqribkii kadib ka furmay magaalada Kismaayo
Waxaa magaalada Kismaayo ka furmaya shir Ajandihiisa lagu sheegay “Wadatashiga Maamul-gobolleedyada” gogoshaas oo uu dhigay Madaxwaynaha Jubaland Axmed Madoobe.
Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) ayaa shaaciyay in shirka kismaayo ka furmaya aanu ahayn shir dhibaato iyo shirqool…
Madaxweynaha Maamulka Jubba Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) ayaa ku baaqay shir madaxda maamul Goboleedyada ay ku yeelanayaan magaalada Kismaayo oo…
Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa soo dhoweeyay wafdiyo ka socda wasiirda arrimaha gudaha maamulada dalka iyo dowladda…
Madaxda dowladda Federaalka Soomaaliya iyo madaxda dowlad Goboleedyada Soomaaliya ayaa mar kale isugu tegaya magaalada Kismaayo ee xarunta maamulka Jubba…
Madaxweynaha Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed oo maanta dib ugu laabtay magaalada Cadaado ee xarunta maamulkiisa ayaa sheegay in shirkii Kismaayo…
Warmurtiyeed ay dowlada Soomaaliya ka soo saartay shirkii Madasha Qaran ee Kismaayo ka dhacay ayaa lagu sheegay in kulankaasi wax…
Xildhibaan Cabdiwahab Ugaas Khaliif oo kamida xildhibaanada Federaalka, saaxiib dhowna la ah madaxweynayaasha Jubba iyo Puntland ayaa sheegaya sheegey in Puntand…
Madaxweynaha Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa sheegay inaan la oran karin in shirkii magaalada Kismaayo uu guuldarro ku dhammaaday,…
Wararka laga helayo magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in madaxweynaha Puntland C/weli Gaas ayaa caawa ku haray magaalada Kismaayo oo kulamo…
Ra’iissalwasaarada Dowladda Federaalka Soomaaliya Cumar C/rashiid ayaa saxaafada kula hadlay Guriga Martida ee Magaalada Kismaayo, wuxuuna shaaca ka qaadya in…
Shirkii Madasha Qaran ee Soomaalida uga socday magaalada Kismaayo ayaa lagu wadaa in lagu soo afjaro halkaasi galabta iyadoo laga…
