Waxaa maanta Muqdisho ka dhacay shirkii dabafalka shirka London, kaasoo uu furay Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo.
Browsing: Shirka Muqdisho
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa war kasoo saaray shirka dowladda Soomaaliya iyo Beesha Caalamka ee maanta Muqdisho…
Waxaa maanta ka furmaya Magaalada Muqdisho wejigii labaad ee shirkii arrimaha Soomaaliya oo oo daba jooga shirweynihi Magaaladda London ee…
Shirkii ku dhammaaday Muqdisho waxaa laga soo saaray war saxaafadeed ka koobnaa lix qodob oo ay ku heshiiyeen hoggaamiyayaasha maamul…
Waxaa magaalada Muqdisho maanta lagu soo gabagabeeyay shirkii madaxda dowladda Federaalka iyo kuwa maamul Goboleedyada u socday muddo 8 maalmood…
Shirkii madaxda dowadada Federaalka Soomaaliya iyo kuwa maamul Goboleedyada uga socday magaalada Muqdisho ayaa la soo gabagabeeyay, iyadoo heshiis laga…
Iyadoo shirkii Madaxda Dowladda Soomaaliya iyo kuwa Maamul Gobaleedyada uu weli ka socdo magaalada Muqdisho ayaa waxaa soo baxaya faahfaahin…
Madaxweynayaasha maamullada Hirshabeelle iyo Galmudug ayaa fadeexad ka raacday kadib markii ay ka hor yimaadeen in guddoomiyaha G/Banaadir uu ka…
Isku day lagu doonayay in Guddoomiyaha G/Banaadir Taabit Cabdi Axmed looga hor istaago ka qeyb galka shirka madaxda dowladda federaalka…
Madaxweynaha maamulka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa si dadban u weeraray qaabka dadka Muqdisho uga falceliyeen qaraxii weynaa ee…
Ajendaha shirka madaxda dowladda Federaalka iyo maamul Goboleedka ee Muqdisho ayaa lagu heshiiyay iyadoo laba maalmood kadib la iska meel…
Shirka magaalada Muqdisho uga socda Madaxda dowladda Federaalka iyo maamul Goboleedyada dalka ayaa galay maalintii labaad, iyadoo arrimo xasaasi ah…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta si rasmi ah Xarunta Madaxtooyada uga furay shirka wadatashiga Dowladda…
Madaxweynaha Soomaaliya & Ra’iisal wasaaraha ayaa kulan la yeeshay Madaxweynayaasha Dowlad Goboleedyada dalka iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir.
Iyadoo ay magaalada Muqdisho ka socota qabanqaabada shirka uu ku baaqay madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ee dowladda Federaalka iyo…
Waxaa maanta lagu wadaa in magaalada Mugdisho uu ka furmo shirka madaxda maamul goboleedyada iyo dowladda federaalka ee Soomaaliya.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in maamul Goboleedyada Soomaaliya ay dalbadeen in shirka Berri ka furmaya magaalada Muqdisho…
Magaalada Muqdisho ayaa wajaheysa xaalad ammaan oo adag, iyadoo marti gelineysa madaxda dalalka IGAD oo markii ugu horeysay ku shireysa.
Xafladii lagu soo gabagabeeyay shirkii Madasha Qaran ee magaalada Muqdisho ka socday 2-9 kii August 2016
Warar xogogaal ah oo laga helayo shirka Madasha Qaran ee madaxda dowladda Federaalka Soomaaliya
