Madaxda Soomaalida ee Madasha Qaran ayaa maanta shirkoodii ugu dambeeyay uga furmay magaalada Muqdisho,
Browsing: Shirka Muqdisho
Madaxweynaha maamul goboleeda Puntland C/weli Maxamed Cali Gaas iyo wafdi la socda ayaa galabta ka degay
Madaxweynaha maamulka Jubba Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) iyo xubno ka tirsan maamulkiisa ayaa gaaray magaalada Muqdisho isagoo ka anbabaxay magaalada…
Madaxweynaha Puntland C/weli Maxamed Cali (Gaas) ayaa mar kale si cagajiid ah ku imaanaya magaalada Muqdisho isagoo ka qeyb galaya…
Maamul Goboleedka Puntland ayaa magaalada Muqdisho ka soo saaray warsaxaafadeed ku saabsan shirka wadatashiga siyaasadda Soomaaliya ee ka socda magaalada…
Madaxweynaha maamulka Koonfur galbeed ee Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa ka dhoofay magaalada Muqdisho xilli uu socdo shirkii wadatashiga…
Shirar is daba joog ah ayaa hotelka SYL uga socda ee magaalada Muqdisho oo uu degan yahay wafdiga madaxweynaha Puntland…
Wasiirka warfaafinta Galmudug Maxamed Aadan Cismaan (Mesagawaay) ayaa sheegay in shirka wadatashiga siyaasadda ee Muqdisho ay Galmudug si buuxda uga qeyb…
Madaxweynaha maamulka Puntland C/weli Maxamed Cali (Gaas) ayaa goor dhoweyd ka baxay shirkii wadatashiga arrimaha hiigsiga cusub iyo doorasho ka…
C/weli Maxamed Cali (Gaas) wuxuu hore u soo noqday Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya iyo wasiir ka tirsan xukuumadii kumeelgaarka ahayd ee…
Shir hordhac ah oo looga arrinsanayo qaabkii looga bixi lahaa Hiigsiga Cusub ee Soomaaliya 2016 ayaa maanta ka furmay madaxtooyada Villa…
Madaxda dowladda federaalka Soomaaliya iyo maamulada gobolada dalka ayaa shir hordhac ah uga socdaa xarunta madaxtooyada Villa Somaliya ee magaalada…
Madaxweynaha Puntland C/weli Maxamed Cali (Gaas) ayaa faafhaahin iyo cudurdaar ka bixiyay shirka uu Muqdisho uga qeyb galayo ee arrimaha…
Wakiilka urur gobleedka IGAD Maxamed Cabdi Afey ayaa ka hadlay waxa ka soo bixi doona shirka madaxda dowladda federaalka iyo…
Hogaamiyeyaasha maamulada dalka ka jira ayaa ,agaalada Muqdisho tegaya iyadoo shir wadatashi ah uga furmi doono berito maalinta Axadda ah…
Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Qaramada Midoobay ayaa maanta guddoominaya shirka caalamiga ah ee Hiigsiga cusub oo goor dhow ka furmaya…
Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa lagu eedeeyay Madaxweynaha dowlad Goboleedka Galmudug State Cabdi Xasan Cawaale “Qeybdiid” u…
