Askari ka tirsan ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed ee gobolka Hiiraan ayaa soo bandhigay Walxaha qaraxa
Browsing: SNA
Taliska ciidamada Milateriga Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay inuu magaalada Muqdisho ka saaray ciidamo milateri ah oo kumanaan gaaraya.
Wadani.com ayaa ogaatay in Qorshaha Amniga Qaranka (Somali National Security artichecture) uu yahay qorshe dowladaha Mareykanka iyo Ingiriiska ay ka…
Ciidamo isku dhaf ah oo ah kuwii ugu horeeyay ee Qaran ayaa tababar maanta loogu soo xiray magaalada Kismaayo.
Shirkii Golaha wasiirada ee maanta ayaa looga hadlay qodobo dhowr ah oo uu ugu weyn yahay muranka ka dhashay Qorshaha…
Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi oo ka mid ah Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa kashifay
[pdf-embedder url=”https://wadani.com/wp-content/uploads/2017/04/somali-National-Security-Architecture.pdf” title=”somali National Security Architecture”] HALKAN KA FURO QORSHAHA OO DHAN
Baarlamaanka Federaalka ayaa u yeeray Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre si wax looga weydiiyo xaaladda ka dhalatay Qorshaha…
La Taliyaha Amniga Qaranka ee Madaxweynaha Soomaaliya Xuseen Macalin Maxamud (Damuumaaye) ayaa difaaca Qorshaha dib u dhiska ciidamada ee muranka…
Mooshin cusub aya maanta loo gudbiyay Guddoomka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.
Guddiga Difaaca Baarlamaanka Federaalka ayaa diyaariyay Mooshin looga horjeedo heshiiska madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo madaxd maamul Goboleedyada ku gaareen qaab…
Wasiirkii hore ee Amniga xukuumadda Soomaaliya C/risaaq Cumar Maxamed ayaa kashifay dhowr qodob oo ku jira qorshaha dhismaha ciidamada Qaran…
Shirka London ee loo balansanyahay horaanta bisha May waxaa lagu soo go’aamin doonaa in Soomaaliya aysan yeelan Ciidanka Xooga Dalka…
Waxaa la shaaciyay qorshaha dib u dhiska ciidamada Qaranka oo isugu jira Milateri iyo Boolis oo tiradooda iyo qaabka loo…
Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa amar ku bixiyay in la furo wadooyinka xiran e gobollada dalka.
Howlgalka Midowga Afrika ayaa shaki ka muujiyay in la gaari karo hadafkii laga lahaa ciidamada AMISOM ee jooga Soomaaliya.
Taliyaha ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed Gen. Maxamed Aadan Axmed ayaa si kulul uga hadlay bar twitterka laga sameeyay oo magaciisa…
Taliyaha ciidanka xoogga dalka Soomaaliya Gen. Maxamed Aadan Axmed ayaa shaaciyay in gacanta lagu dhigay askari ka danbeeyay dil magaalada…
Taliyeyaasha Qeybaha ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ayaa maanta magaalada Muqdisho
Caadiyan maalmaha dadku ku xisaabtamaan inay shaqo la’aan, waxbarasho la’aan iyo dhaqdhaqaaq la’aan noqdaan waxaa ka mida 12-ka April oo…
