Xisbiga Cadaaladda iyo horumarka ee JDP ayaa soo saaray war-saxaafadeed ku saabsan xiisada diblomaasiyadeed ee dalalka Kenya iyo Soomaaliya.
Browsing: Somalia
Ra’iisul Wasaree ku-xigeenka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed iyo wafdi uu hoggaaminayo oo ay ka mid yihiin Wasiirrada Maaliyadda iyo Xannaanada…
Xisbiga Midowga Nabadda Iyo Horumarka oo uu hoggaamiyo madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo dhoweeyay mowqifka Dowladda…
Xisbiga Wadajir ee uu hoggaamiyo siyaasiya sida weyn ugu kacsan madaxda dowladda Somalia ayaa markii ugu horeysay si buuxda u…
Qodobka koowaad ee ay Kenya dalbaneysa ayaa ah in Soomaaliya ay ka noqoto qaybaha ka mid ah soohdinta dalkeeda ee…
Amid a simmering border row with Kenya, that has seen the expulsion of ambassador Mohamoud Ahmed Nur alias Tarzan from…
Dowladda Federaalka Soomaaliya iyadoo ka jawaabeysa war-saxaafadeed ka soo baxay Dowladda Kenya waxay caddeyneysaa: 1. Dowladda Federaalka Soomaaliya waxay shacabka…
Wasaaradda Arrimaha dibadda Xukuumadda Soomaaliya ayaa jawaab ka bixisay go’aankii ay dowladda Kenya uga dalbatay safiirka Somalia inuu dalkeeda ka…
Xoghaya Joogtada ah ee wasaaradda arrimaha dibadda Kenya ayaa sheegay inaysan dowladda Kenya dalkeeda ka eryin safiirkii Soomaaliya Maxamud Ahmed…
Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi oo ka mida Baarlamaanka Federaalka ayaa weerar yaab leh ku qaaday madaxda dowladda Soomaaliya, isagoo dusha…
Safiirkii Soomaaliya u fadhiyey magaalada Nairobi ee dalka Kenya Maxamuud Axmed Nur Tarsan ayaa saaka ka degay magaalada Muqdisho.
Xildhibaan Mahad Maxamed Salaad oo ka mida Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa sheegay in difaaca dalka uu yahay muqadas, xitaa haddii…
Xarunta Wasaaradda Arrimaha dibadda Kenya ee magaalada Nairobi ayaa Galabta looga yeeray Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Kenya Maxamud Axmed…
Tallaabada ay qaadatay dowladda Kenya ee ay xiriirka diblomaasiyadeed ugu jartay Soomaaliya ayaa noqotay mid lama filaan ah oo ku…
Dowladda Kenya ayaa u yeeratay ergeygii ka joogay Soomaaliya, iyadoo dhinaca kale safiirka Soomaaliya ee magaalada Nairobi ka dalbatay inuu…
Dowladda Kenya ayaa u yeeratay safiirkeedii ka joogay magaalada Muqdisho, waxayna amartay safiirka Soomaaliya ee magaalada Nairobi inuu dalkeeda isaga…
Top military commanders of the African Union Mission in Somalia (AMISOM) have agreed on key operations and activities to be…
Qaramada Midoobay ayaa toddobaadka soo socda bilaabaya SanduuqaDhismaha nabadda ee Soomaaliya, kaasoo loo qoondeeyay inay ku bixi doonto lacah dhan…
Golaha wasiirrada xukuumadda Soomaaliya ayaa kulankoodii toddobaadlaha ahaa ku yeeshay magaalada Muqdisho ayaa ku ansixiyey Heshiis ay gaareen dowladaha Soomaaliya…
Uganda’s President Yoweri Museveni has been invited by his Somali counterpart, Mohamed Abdullahi Farmajo to witness stages in the political…
