Dowladaha Qatar iyo Soomaaliya ayaa kala saxiixday heshiis mashaariic horumarineed laga fulinayo Soomaaliya.
Browsing: Somalia
Waxaa maanta magaalada Muqdisho ka dhacay kulan ay heshiis ku kala saxiixanayeen baarlamaanada Soomaaliya iyo kan Dalka Jabuuti,kaasi oo ku…
Waxaa maanta qabnsoomay shirkii caadiga ahaa ee Golaha Wasiirada ee Xukuumadda Dawladda Federaalka, waxaana bilowgii hore shir-guddoomiyey Ra’iisul Wasaare ku…
Dowladda Qatar ee ka mida dowladaha ugu qanisan Khaliijka carabta ayaa ogolaatay inay maalgeliso mashaariicdii ugu horeysay ee Soomaaliya laga…
In coordination with the Federal Government of Somalia, U.S. forces conducted an airstrike in Somalia against an al-Shabaab camp on…
Guddiga Qaramada Midoobey u qaabilsan Cunaqabateynta hubka ee Somalia iyo Eretria ayaa warbixin ay kasoo saareen dhowaan ku kashifay halka…
Guddiga Q/Midoobay u qaabilsan cunaqabteynta hubka ee Soomaaliya iyo Eritrea (Monitoring Group) ayaa soo saaray magacyada 14 hoggaamiye oo ka…
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa xill dambe si kulul u cambaareeysay duqeyntii kooxda Xuuthiyiinta Yeman ku qaadeen garoonka magaalada Riyadh ee…
US forces have carried out three strikes in the past two days in Somalia against both the Al-Qaeda affiliated Shabaab…
Dr. C/qawi Ahmed Yuusuf waa Soomaali ayaa mar kale muddo 9 sano ah dib loogu doortay inuu ka mid ahaado…
Dowlada Qatar ayaa balanqaaday inay Soomaaliya ka taageereyso dagaalka kooxda Alshabaab iyo arrimaha ammaanka, kadib booqasho uu dalkaasi ku tegay…
Diyaaradaha Maraykanka ayaa laba jeer duqeeyay saldhig maleeshiyada taageersan Daacish ay ku leeyihiin deegaanka Buqa ee buuraleyda Gobolka Bari ee…
Dowladda Mareykanka ayaa beenisay warar maalmihii u dambeeyay ay baahinayeen qaar badan oo ka mid ah warbaahinta Soomaalida iyo wargeyso…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya, ahna Taliyaha guud ee Ciidamada Qalabka sida, Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa guddoomiyay Shirka…
Dowladda Turliga ayaa hub casri ah ugu deeqday ciidamada xoogga dalka Soomaaliya, sida ay qortay saxaafadda dalkaasi.
Wasaaradda Caafimaadka dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa mahadcelin gaara u dirtay kaalintii dowladda Itoobiya ka qaadatay gurmadii dadkii ku waxyeeloobay qarixii…
Agaasimaya Hay’adda Sirdoonka Soomaaliya ee NISA C/llaahi Maxamed Cali (Sanbaloolshe) ayaa qoraal uu ku qoray Wargeyska Mareykanka ee NY Times…
Dowladda Soomaaliya ayaa xilalkii danjirenimo ka qaaday 8 safiir oo Soomaaliya u fadhiyay dalal muhiim ah oo hore loo faray…
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa maanta u duulaya dalka Turkiga, kadib dib u dhac ku yimid safarkiisa oo…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo oo galabta gaaray magaalada Kampala ee dalka Uganda ayaa caawa kulan la yeeshay madaxweynaha Uganda…
