Maxkamada Rafcaanka ee gobolka Maroodi-jeex ee magaalada Hargeysa ayaa maanta shaacisay inay xayiraadii laga qaadday Wargeyskii Haatuf ee ka soo…
Browsing: Somaliland
Wararka laga helaya gobolka Sool ayaa sheegaya in ciidamdii ugfu badnaa ay halkaasi ku daabuleen maamullada Puntland iyo Somaliland iyadoo…
Ra’iisul Wasaare kuxigeenkii hore ee Soomaaliya Xildhibaan Maxamed Cumar Carte Qaalib eedeeyn u jeediyey dowladda Federaalka Soomaaliya, isagoo sheegay inay…
Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa baaq u diray Maamulka Somaliland, isagoo ku dhawaaqay in dib loo bilaabayo…
Hay’adda caalamiga ah ee Xasaradaha Caalamka (ICG) ayaa warbixin dheer oo ay ka qortay colaadda ka dhex taagan maamullada Somaliland…
Xukuumadda Somalia ayaa ku baaqday in dib loo bilaabo wadahalkii hakaday ee kala dhaxeeyay maamulka Somaliland ee keligiis ku dhawaaqay…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa farriin ay ka muuqato rajo u diray dadka iyo maamulka Somaliland, isagoo sheegay in…
Madaxweynaha Maamulka Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa sheegay in Somaliland ay tahay Qaran soo jiray 58 sano oo ka horeeyay…
Muranka ka taagan deeqaha magaca Soomaaliya lagu siiyo maamulka Somaliland ayaa yeeshay weji qabiil, iyadoo xildhibaannada kasoo jeeda Somaliland ee…
Madaxda Dowlad Goboleedyada Soomaaliya ayaa ka hor yimid hab-macaamilka gaarka ah ee deeqaha lagu siiyo maamulka Somaliland, iyagoo si buuxda…
Somaliland ayaa si kulul uga jawaabtay hadalkii kasoo yeeray madaxweynaha maamulka Puntland C/weli Gaas oo shalay weerar afka ah ku…
Madaxweynaha Puntland ayaa si kulul uga hadlay xaaladda dagaalka Tukaraq ee maamulkiisa kala dhaxeeya Somaliland, wuxuuna weerar afka ah ku…
Beesha caalamka ayaa jawaab culus ka bixisay qoraal ay dowladda Somalia u dirtay oo ku saabsanaa in la joojiyo heshiiska…
Maamulka Somaliland ayaa dacwad ka gudbiyey wakiilka Xoghayaha guud ee Q/Midoobay ee Soomaaliya Micheal Keating oo ay sheegeen inuu dhinac…
Dowladda Federaalka ee Soomaaliya ayaa xaiijisay saxnimada tahay warqad deeq bixiyeyaasha looga codsanayey in aan dib loo cusboonaysiin macaamilka gaarka…
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, ahna xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo bandhigay qorshe uu sheegay…
Dowladda Soomaaliya ayaa ka hor timid in la sii wado nidaamkii ee Beesha Caalamka kula macaamili jirtay maamulka Somaliland ee…
Hoggaamiyaha xisbiga mucaaradka Somaliland Feysal Cali Waraabe ayaa jawaab ka bixiyay hadal uu hore u sheegay oo muran dhaliyey, wuxuuna…
Maamulka Somaliland ee Waqooyiga Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay inay Berri tahay maalinta koowaad ee Bisha Shawaal (Soonfur) ee Ciidu fitriga,…
Maamul goboleedka Soomaaliya ee Puntland ayaa amar ku siiyey shirkad Telefishanada maxalliga ah qaybisa inay ka saarto kanaalladeeda Tvga ku…
