Jaamacadda Camuud ee magaalada Boorame, Gobolka Awdal ayaa waxbarashadii Jaamcaddaasi ka eriday Arday lagu magacaabo Cabdinaasir Maxamuud Xasan oo ku…
Browsing: Somaliland
Maamulka Puntland ayaa ku dhawaaqay tallaabo aan hore loo arag oo colaadda kala dhaxeysa Somaliland ay cagaha u gelineyso dadka…
Hoggaamiyaha xisbiga mucaaradka Somaliland ee UCID ayaa sheegay in shirkii Baydhaba ee madaxda Soomaalida ay kasoo baxeen heshiis ka dhan…
Somaliland ayaa aqbashay lacag dhan Hal Milyan oo dooalar oo ay ku deeqday dowaldda Soomaaliya dadkii ku waxyeeloobay duufaantii Sagar…
Madaxweynaha maamulka Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa farriin culus u diray dadka kasoo jeeda Puntland ee sida uu sheegay qeylo…
Puntland ayaa si weyn uga hor timid oo lacag gaareysa Hal milyan Doolar ah oo Guddiga Gurmadka fatahaadda dowladda federalka…
Xubnaha labada gole ee dowladda Federaalka ugu jira beelaha Sool, Sanaag, iyo Cayn (SSC) ayaa si buuxda u taageeray dagaalka ay Puntland…
Dowladda Fedraalka Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday Hal Milyan oo Doolar ugu deeqday Gurmadka Duufaanadii ka dhacay degaanada Somaliland.
Dhalinyarada Tahriibayaasha ee laga keenay dalka Liibiya qeybta kasoo jeeda Somaliland ayaa maanta lagu soo dhoweeyay magaalada Hargeysa.
Maamulka Somaliland ayaa maalintii shalay u diiday inay Garoonka magaalada Hargeysa caga-dhigato diyaarad sitay dhalinyaradii tahriibayaasha ahaa ee laga soo…
Maamulka Somaliland ayaa degaanadeeda ka mamnuucday, shaqadiina ka joojisay laba ka mida Telefishanada Soomaalida ee ka howlgala Somaliland.
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa ku baaqay in si shuruud la’aan loo joojiyo dagaalka degaanka Tukaraq oo…
Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Soomaaliya oo maanta uu magacaabay madaxweynaha Soomaaliya Baashe Yuusuf Axmed ayaa bishii hore uun iska casilay xilkii…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa maanta xilka Maxkamadda Sare ee dalka u magacaabay yarqaan kasoo jeeda Somaliland oo xilal…
Wararka laga helayo Gobolka Sool ayaa sheegaya in iska hor imaad kooban uu ka dhacay xalay degaanka Tukaraq, iyadoo ay…
Waawnaan iyo dadaallo nabadeed oo ay wadeen wakiilada Beesha caalamka si xabad joojin looga gaaro dagaalka dhiigga badan ku daatay…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi (Farmaajo) oo ku baaqay in la joojiyo dagaalka iyo dhiigga ku daadanaya dageenka Tuka-raq ee Gobolka…
Somalia’s international partners are gravely concerned over the latest armed clashes taking place today near the Tukaraq area of the…
Saaxiibada Soomaaliya ee beesha caalamka ayaa aad uga walaacsan iskudhacyada hubaysan ee ugu dambeeyay ee maanta ka socda agagaarka deegaanka…
Hoggaamiyaha xisbiga UCID ayaa sheegay in dagaalka ka socda Gobolka Sool aanu ahayn dagaal ku kooban beesha Majeerteen ee uu…
