Maamulka Somaliland ayaa eedeyn kulul u jeediyey dowladda Federaalka Soomaaliya, isagoo ku eedeeyay inay ka dambeyso dagaalka saaka mar kale…
Browsing: Somaliland
Dagaal mar kale ka dhex qarxay saaka ciidamada Somaliland iyo Puntland ee degaanka Tukaraq ayaa sii xoogeysay iyadoo saddex jiho…
Guddiga difaaca Puntland oo maanta shir ku yeeshay magaalada Garowe ayaa soo saaray go’aanadii ugu kulullaa ee ku saabsan dagaalka…
Duufaan halis ah oo wadata daadad iyo dabaylo xoogan oo ku dhufatay qeybo ka mid ah geeska Afrika ayaa sabbatay…
Dowladda Imaaraadka Carabta ayaa deeq Gurmad ah iyo Laba diyaaradood oo nooca Helikobtarka ah u dirtay maamulka Somaliland.
Waraarka laga helayo magaalada Hargeysa ayaa sheegayai n Ciidamada Booliska Somaliland xabsiga dhigeen Dad ku howlanaa sameynta Baasaboorka Dowladda Federaalka…
Wararka laga helayo magaalada Hargeysa ayaa sheegaya in tahriibe ka soo jeeda dalka Itoobiya ay tooagsho ku dileen ciidamada Booliska…
Maamulka Puntland ayaa amarro ku soo rogay isu socodka degaanada Puntland iyo Gobolka Sool oo ay ku dagaalamayaan labada ciidan…
Maxkamadda Rafcaanka Hargeysa ayaa xukun cusub ku riday boqor Cismaan Aw-Maxamuud Buurmadow oo hore loogu riday xukun 5 sano oo…
Golaha Wasiirada Puntland oo Shir degdeg ah goor dhoweyd ugu soo dhammaaday magaalada Garowe ee xarunta Puntland ayaa ku dhawaaqay…
Wararka laga helayo Degaanada Xeebta ee Somalilamd ayaa sheegay in Roobab dabaylo wata oo ka dhashay Duufaankii ku dhuftay xeebaha…
Wararka laga helayo Gobolka Sool ayaa sheegaya in degaanka Tukaraq oo ay isku hor fadhiyaan ciidamada ciidamada Somaliland iyo Puntland…
Dabeylo ka kacay gacanka Cadmeed ayaa isu beddelay Duufaan xoog leh, kuwasoo wata rooban iyo dabeylo waxaana la soo weriyey…
Madaxweynaha maamul Goboleedka Puntland C/weli Maxamed Cali (Gaas) ayaa dib ugu laabtay magaalada Garowe ee xarunta maamulkiisa, isagoo ka hadlay…
Digniin ku saabsan Duufaan xoog leh oo loo bixiyay ONE, tasoo la filayo inay ku dhufato Waqooyiga Badweynta Hindiya ayaa…
Xeebaha Waqooyiga Soomaaliya ee ku teedsan Badda Cas ayaa laga cabsi qabaa inay ku dhufato Duuafaan wadata dabeylo iyo roobab,…
Qaramada Midoobay ayaa war kasoo saartay dagaalka Dhex maraya maamullada Somaliland iyo Puntland, iyadoo ku baaqday in si deg deg…
Waraka ka imaanaya Gobolka Sool ayaa sheegaya in ciidamada maamullada Somaliland iyo Puntland ay weli ku dagaalmayaan degaanka Tukaraq oo…
Somaliland ayaa war kasoo saartay dagaalkii maanta ka dhacay degaanka Tukaraq ee Gobolka Sool ee dhex maray ciidamada maamulkaasi iyo…
Warar is khilaafsan ayaa kasoo baxaya dagaal qaraar oo dhimasho badan dhaliyey oo maanta degaanka Tukaraq ku dhex maray ciidamada…
