Gobollada Maamulka Somaliland ayaa maanta looga dareeray doorashada madaxweynaha dalkaasi oo ay ku loolamayaan saddex musharax.
Browsing: Somaliland
Guddiga Doorashada Somaliland ayaa soo saaray amar ku saabsan dhaqdhaqaaqa Gaadiidka maalinta ay dhaceyso Doorashada madaxweynaha maamulkaasi oo ku beegan…
Madaxweynaha jamhuuriyadda iskeed ugu dhawaaqday madaxbanaanida ee Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo iyo Madaxweynaha maamulka khaatumo Dr Cali Khaliif Galleyr…
Maamulka Somaliland ayaa ka shaaciyay shir ay iskugu yimaadeen wasiirka Duulista hawadda Somaliland iyo wasiirka Duulista Soomaaliya oo ka dhacay…
Maamulka Somaliland ayaa shaacoyay inay isha ku hayaan saldhiga millatari ee Turkigu ka furtay magaalada Muqdisho.
Fannaanada Yurub Cabdi Cismaan (Yurub Geenyo) oo maanta Hargeysa dib ugu laabtay markii uu cafis u fidiyay madaxweynaha Somaliland ayaa sheegtay…
Dowladda Itoobiya ayaa ku eedeysay maamulka Somaliland inay barakicisay kumanaan Oromo ah oo ku noolaa maamulkaasi.
Ciidamada gaarka ah ee argagixiso la dirika maamulka Somaliland ayaa xabsiga dhigay Wadaad caan ah oo lagu magacaabo Sheekh Aadan…
Golaha wakiillada Somaliland ayaa goor dhoweyd doortay guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Baarlamaanka.
Wasiirka Howlaha Guud, Gaadiidka iyo Guryeynta Somaliland Cali Xasan Maxamed (Cali Mareexaan) oo si weyn loo hadal hayaa qiso uu ku…
Warar kala duwan ayaa xaqiijnaya in Wasiirkii hore ee arrimaha dibada Somaliland uu Muqdisho ku joogo socdaal qarsoodi ah oo aan…
Dagaal culus oo u dhaxeeya labo maleeshiyo beelood ayaa ka socda degmada Buuhoodle ee gobalka Togdheer.
Maamulka la baxay Somaliland ayaa soo saaray war aan la fileyn oo ku saabsan casimadda Soomaaliya ee Magaalada Muqdisho.
Muran iyo Gacan ka hadal ayaa xarunta Golaha Wakiilada Maamulka Somaliland ku yeesheen magaalada Hargeysa.
Wararka laga helayo magaalada Hargeysa ayaa sheegay in Golaha Wakiilada Somaliland ay doorteen guddoomiye cusub.
Maamulka la baxay Somaliland ayaa markii ugu horeysay ka hadlay Kaniisad laga furay magaalada Hargeysa.
Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa ergey gaara u magacaabay wadahadaladda maamulkiisu kula jiro dowladda Soomaaliya.
Wasiirka Dastuurka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya C/raxmaan Xoosh Jabriil ayaa sheegay inaan afti Dastuurka loo qaadi karin laba arrimood dartood.
