Hay’adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka Qaranka NISA ayaa iska fogeysay Qoraal ka soo baxay Ra’iisal wasaare Cumar C/rashiid oo ku eedeeyay…
Browsing: Somaliland
Guddiga gaarka ee Somaliland u qaabilsan Doorashada ayaa soo saaray liiska xubnaha Musharixiinta Gobollada Waqooyi ee u tartamaya Aqalka Sare…
Maamul Goboleedka Puntand ayaa qaaday isku daygii ugu danbeeyay ee ay ku dooneyso inay kuraas hor leh uga qaadato qoondadii…
Doorashada 2016 ayaa keentay is qabqabsi badan oo ku saabsan Aqalka cusub ee sare iyo sida loo qeybsanayo, kaasoo lagu…
Siyaasiyiin iyo waxgarada ka soo jeeda Beesha Harti ee degta Somaliland ayaa soo saaray qoraal ay diideen go’aano uu soo…
Xubin ka mida Guddiga Doorashada heer Federaal ayaa sheegtay in wasiiru dowlaha Gaashaandhigga Soomaaliya uu dil ugu hanjabay.
Wararka laga helayo ilo ku dhow Madaxda Madasha Qaran ayaa sheegaya in muran xoog leh ka jiro xubnaha aqalka sare…
Odayaasha iyo siyaasiyiinta ka soo jeeda gobollada Waqooyi ee Somaliland ayaa ku dhawaaqay inay ka qeyb galayaan Doorashada 2016 ee…
Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa magaacaabay Guddi fulin oo qaabilsan doorashada dadban ee Somaliland.
Waxaa heshiis laga gaaray qaabka iyo hanaanka loo soo xulayo xildhibaanada ka imaanaya degaanada Somaliland.
Madaxad Madasha Qaran ayaa la sheegay inay shir kale ku yeelan doonaan magaalada Muqdisho, kadib markii ay sidaasi ka dalbadeen…
Siyaasiyiin caan ka ah Somaliland kana tirsanaa xisbiga talada haya ee Kulmiye ayaa maanta ku biirray xisbiga mucaaradka ee Wadani.
Maxkamadda sare ee Somaliland ayaa maanta xukun kama danbeys ah ka gaartay khilaafka soo jiitamay ee labada garab u kala…
Siyaasiyiinta iyo Odayaasha ka soo jeeda Gobollada Waqooyi ee Somaliland ayaa qaadacay Guddiga Xalinta Khilaafaadka Doorashada ee uu shalay ku…
Madaxweynaha Puntland C/weli Maxamed Cali (Gaas) ayaa jawaab kulul u diray siyaasiyiinta iyo odayaasha ka soo jeeda gobollada Waqooyi ee…
Ra’iisal wasaare ku xigeenka xkuumadda Soomaaliya Maxamed Cumar Carte iyo beeshiisa ayaa qaadacay Doorashada Soomaaliya ee 2016.
Maamulada Puntland iyo Somaliland ayaa is weydaarsaday Maxaabiis gaareysa 8 iyo Labo -gaari oo oo muddo bilo ah ay kala heysteen.
Duqa Degaanka Meru ee dalka Kenya Peter Menyu ayaa sheega in noloshiisa ay halis ku jirto kadib markii lagu eedeeyay…
Wararka laga helayo magaalada Hargeysa ayaa sheegaya in Madaxweyn ku xigeenkii hore ee Puntland in muddo ah lagu xiray Garoonka…
