Wasiirka Afrika u qaabilsan UK ayaa War kasoo saartay doodda Baarlamaanka ka yeelanayo arrinta Somaliland iyo aqoonsigeeda.
Browsing: Somaliland
Guddiga Doorashada Somaliland ayaa shaaciyey liiska odayaasha iyo xubnaha bulshada rayidka ee soo xulaya ergada lix kursi oo ka mida…
Odayaasha leh saxiixda afar kursi ayaa markii ugu horeysay liiska ergada kuraastaasi ku wareejiyey Guddiga Doorashada Somaliland ee SEIT.
Wararka laga helayo magaalada Hargeysa ayaa sheegyaa in Booliska magaalada Hargeysa ay xabsiga dhigeen maamulayaasha Warshadaha Rootiga sameeya.
Guddiga Maamulka doorashada Somaliland ayaa shaaciyey liiska 16 kursi oo ka tirsan Golaha Shacabka, laguna dooran doono magaalada Muqdisho.
Ergada halkan soo fadhida cidna kama garaneyno, codna ma weydiisan karno, waanan qaadacnay Doorashada
Qorshihii loo degay ee keenay inuu awood qeybsi ahaan uga haro kursigii uu 9-ka sano ku fadhiyey Wasiirkii hore ee…
Wasaaradda Diinta Somaliland ayaa joojisay bandhig fanneed lagu waday inuu caawa ka dhaco magaalada Hargeysa.
