Dowladda Suudaan ayaa shaacisay in Maleeshiyo hubeysan oo Itoobiyaan ah oo ay taageerayaan Ciidamada dalkaasi ay ku xadgudbeen, weerarna ku…
Browsing: Suudaan
Wararkii ugu danbeeyay ee magaalada Khartoum ayaa sheegaya inay ciidamada dowladda ay hareereeyeen saldhigyada ciidamada gadoodsan ee hay’adda Nabadsugidda dalka…
Waxaa xalay dalka Sudan looga dhawaaqay xukuumad cusub oo dalkaasi yeelanayo, kadib kacdoonkii xukunka looga tuuray madaxweynihii hore ee dalkaasi…
Saddex kamid ah Jeneraallada ugu sarreeya Golaha Sare ee militariga Suudaan ayaa xilka iska casilay, kadib markii ay cadaadis kala…
Wasaaradda arrimaha dibadda iyo Iskaashiga caalamiga ah oo fulinaysa amarka Ra’iisul Wasaaraha xukuummadda federaalka Soomaaliya (XFS) mudane Xasan Cali Khayre…
Maxkamad ku taalla dalka Suudaan ayaa dil ku xukuntay haweeney dishay ninkeedii oo kiiskeeda uu noqday si weyn looga hadal…
Madaxweynaha Suudaan Cumar Xasan Albashiir ayaa si lama filaan ah xilkii uga qaaday Wasiirkii Arrimaha diabadda dalkaasi Dr. Ibrahim Ganduur.
Safiirka dawlada Qatar ufadhiya dalka Suudaan Raashid Al-Nucayni ayaa booqday oo kaalmo lacageed guddoonsiiyay dhaawacyada qaraxii Soope ee lagu daweynayo…
Wasiirka Arrimaha dibadda Soomaaliya Yuusuf Garaad Cumar ayaa ka hadlay xaaladda dhaawacyada qaraxyadii Muqdisho ee la geeyay magaalada Khartoum ee…
Khartuum, 6 Oktoobar, 2017: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo dhiggiisa dalka Suudaan Mudane Cumar Xasan Albashiir…
Madaxweynaha Soomaliya Maxamed C/llaahi Maxamed Farmaajo aya safar kale uga dhoofaya dalka isagoo ku sii jeeda magaalada Khartoum ee dalka…
Wararka laga helayo magaalada Khartoum ee dalka Suudaan ayaa sheegaya in murankii ka taagnaa safaaradda Soomaalida ee dalka Suudaan uu…
Fanaanka Soomaaliyeed Nimcaan C/axmaan Xasan (Nimcaan Hilaac) oo maalmahan Suudaan u joogay Show uu qaban lahaa ayaa xalay qabsaday showgaas…
Fannaanka caanka aha ee Nimcaan Hilaac ayaa xabsiga la dhigay magaalada Khartoum ee dalka Suudaan.
Xafladdan oo ay soo abaabuleen Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Dalka Suudaan ayaa waxaa kasoo qayb galay boqolaal isugu jira arday, iyo…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Suudaan, Field Marshal Omer Hassan Ahmed Al-Bashir ayaa kulan…
Wafdiga Madaxweynaha Soomaaliya waxaa garoonka caalamiga ah ee Khartoum ku soo dhoweeyay Madaxweynaha Suudaan Cumar Xasan Albashiir, wasiiro iyo saraakiil…
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka degay magaalada Khartoum ee dalka Suudaan oo socdaal rasmi uga bilowday. Wafdiga Madaxweynaha…
Hogaamiyihii caanka ahaa ee islaamiga ahaa Xasan Al-turaabi ayaa geeriyooday goor dhoweyd, kadib markii caafimaadkiisa sii xumaaday. Al-turaabi ayaa ahaa…
Dowladaha Baxreyn iyo Suudaan ayaa ku dhawaaqay inay xiriirkii diblomaasiyadda u jareen Jamhuuriyadda Islaamiga Iiraan, iyagoo tallaabadaasi ku raacay Boqortooyada…